Al AQSA FC

Al AQSA FC sports page

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ  Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa ehelkii, asxaabtii iyo dhammaan bahda ...
05/12/2025

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa ehelkii, asxaabtii iyo dhammaan bahda ciyaaraha, ee uu maanta kabaxay macalim oo ahaa dib tiirarkii aas-aaska u ahaay naadigeena AL-AQSA fc qeybta academic-da ah.

Alle haka samir siiyo ehelkiisa.

Xushamada dadka wax galka ah AL-AQSA FC  Waa astaantooda
29/08/2025

Xushamada dadka wax galka ah AL-AQSA FC Waa astaantooda

29/08/2025
29/08/2025
Kulanka koobka waxaa marti inoogu ah NAADO ACC.Finalka wuxuu bilaaban doonaa 4:30 haduu alle idmo
27/08/2025

Kulanka koobka waxaa marti inoogu ah NAADO ACC.
Finalka wuxuu bilaaban doonaa 4:30 haduu alle idmo

26/08/2025

Maamuus

Kooxda AL-AQSA FC waxa eey idinku cazuumeeysaa in aad nagala soo qeyb gashaan kulanka aan ku Weeyneeyn doono uguna ducey...
26/08/2025

Kooxda AL-AQSA FC waxa eey idinku cazuumeeysaa in aad nagala soo qeyb gashaan kulanka aan ku Weeyneeyn doono uguna duceyn doono gudoomiyihii h**e ee Dagmada Daayniile rabi naxariistiisa haka waraabiyee maxamed Cabdi xuseen (dhicisoow) oo 4 sano har alle uu ku oofsaday magaalada muqdisho
Kasoo qeyb galkaadu waa muhiim

- share
fans

Maamuuska allha unaxariistee gudoomiyihii h**e sports-ka Dagmada Daayniile maxamed Cabdi dhicisoow ayaa si xoowli ah uga...
26/08/2025

Maamuuska allha unaxariistee gudoomiyihii h**e sports-ka Dagmada Daayniile maxamed Cabdi dhicisoow ayaa si xoowli ah uga socdo gudaha alaqsa fc. Sidoo kale waxaa kaalin libaax ah qaadanaya gudoomiyaha cayaaraha waaxda halgan Cabdikaafi Cabdullahi Maxamuud mahadi haka gaartee

الَّذِينَ إِذَا أَصَابَتْهُم مُّصِيبَةٌ قَالُواْ إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ
Waxaan murugada iyo tiiraanyada la dareemeeynaa dhamaan qoyska iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum maxmamed cabdi dhicisow.
Dhamaan dhalinyarada sports-ka dagmada daayniile oo aan anagga ugu h**eeyno waxaan weynay garab Inoo muhiim ahaay.😭😭

Waxle no reeb ✋
13/08/2025

Waxle no reeb ✋

06/08/2025

Kulanka manty mxad no rajeyne

Address

Muqdishow

Telephone

+252616786132

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al AQSA FC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share