Allciyaaraha

Allciyaaraha Kusoo dhawaada Bogga Allciyaaraha waa Hoyga Ciyaaraha Dalka iyo Dibada

Shabakada Goal ayaa soo xigatay ciyaartoyda ugu macquulsan ee kooxahooda ka dhaqaaqi kara inta uusan suuqa kala iibsiga ...
27/01/2017

Shabakada Goal ayaa soo xigatay ciyaartoyda ugu macquulsan ee kooxahooda ka dhaqaaqi kara inta uusan suuqa kala iibsiga ciyaartoyda xirmin walow kooxaha ugu waaweyn ee horyaalka Premier League-ga aynan sameyn saxiixyo maadaama ay eeganayaan ciyaaryahan macquul gal ah kaa oo baahida ay kooxdu qabto ka bixin kara iyadoo dhawaanahan kooxda Chelsea ay raacdeysi ugu jirto sidii ay ku heli lahayd bedelka goolhayahooda Thibuat Courtois maadaama uu xiddigan doonayo u dhaqaaqista kooxda Real Madrid. [ 892 more words ]

http://allciyaaraha.com/2017/01/27/wax-ka-ogow-waxyaabihii-ay-ka-qoreen-majaladaha-ka-faalooda-ciyaaraha-suuqa-kala-iibsiga-ciyaartoyda-gelinkii-dambe-ee-maanta/

Shabakada Goal ayaa soo xigatay ciyaartoyda ugu macquulsan ee kooxahooda ka dhaqaaqi kara inta uusan suuqa kala iibsiga ciyaartoyda xirmin walow kooxaha ugu waaweyn ee horyaalka Premier League-ga aynan sameyn saxiixyo maadaama ay eeganayaan ciyaaryahan macquul gal ah kaa oo baahida ay kooxdu qabto

Lionel Messi ayay maanta u ahayd maalin murugo kadib markii uu ogaaday in uu geeriyooday tababarihiisii ugu h**eeyay ee ...
27/01/2017

Lionel Messi ayay maanta u ahayd maalin murugo kadib markii uu ogaaday in uu geeriyooday tababarihiisii ugu h**eeyay ee kubbada cagta soo baray ee Ernesto Vecchio kaas xidiga ree Argentina ku soo laylyay kooxda Newell’s Old Boys markii uu carruurta ahaa. Tababarihii kooxda ree Argentina ee Newell’s Old Boys ayaa geeriyooday isaga oo 65 sano jir ah waxaana laga helay isaga oo mayd ah laga helay gurigiisa oo ku yaala magaalada Rosario ee uu Lionel Messi ku soo koray. [ 95 more words ]

http://allciyaaraha.com/2017/01/27/rasmi-tababarihii-h**e-ee-soo-tababaray-lionel-messi-ee-ernesto-vecchio-oo-geeridiisa-la-xaqiijiyay/

Lionel Messi ayay maanta u ahayd maalin murugo kadib markii uu ogaaday in uu geeriyooday tababarihiisii ugu h**eeyay ee kubbada cagta soo baray ee Ernesto Vecchio kaas xidiga ree Argentina ku soo laylyay kooxda Newell’s Old Boys markii uu carruurta ahaa. Tababarihii kooxda ree Argentina

Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa nasiib ku lahaa in ilaa hadda aanu wax cadaadis wayn ah ka soo dar...
27/01/2017

Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa nasiib ku lahaa in ilaa hadda aanu wax cadaadis wayn ah ka soo dareemin kursiga kaydka Santaigo Bernabeu, laakiin macalinka ree France ayaa galay waji cusub oo waayihiisa tababaranimo ee Real Madrid ah. Waxaa jira dhaqan la aaminsan yahay kaas oo ku salaysan tartanka koobka kooxaha aduunka ee Club World Cupka ee Japan lagu qabto iyo xidhiidhka xun ee laga dhexaysiiyay in kooxaha uu qaab ciyaareedkoodu lumo marka ay ku soo guulaystaan. [ 338 more words ]

http://allciyaaraha.com/2017/01/27/xaqiiq-zinedine-zidane-oo-ku-socda-dariiqii-carlo-ancelotti-shaqada-madrid-looga-ceriyay-inkaarta-club-world-cup-ka-oo-markale-los-blancos-ku-habsatay/

Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa nasiib ku lahaa in ilaa hadda aanu wax cadaadis wayn ah ka soo dareemin kursiga kaydka Santaigo Bernabeu, laakiin macalinka ree France ayaa galay waji cusub oo waayihiisa tababaranimo ee Real Madrid ah. Waxaa jira dhaqan la aaminsan yahay kaas oo

Tababaraha kooxda Chelsea ee Antonio Conte ayaa hal shuruud ku xidhay in kooxdiisu ay iska iibiso goolhaye Asmir Begovic...
27/01/2017

Tababaraha kooxda Chelsea ee Antonio Conte ayaa hal shuruud ku xidhay in kooxdiisu ay iska iibiso goolhaye Asmir Begovic kaas dalab rasmi ah ka helay kooxda Bournemouth. Antonio Conte ayaa cadeeyay in kooxdiisay ayna Begovic u ogolaan doonin ilaa inta ay ka helayaan badalkiisa. Chelsea ayaa laga soo diiday dalab rasmi ah oo ay ka gudbisay goolhayaha kooxda Celtic ee Craig Gordon. [ 173 more words ]

http://allciyaaraha.com/2017/01/27/tababare-antonio-conte-oo-hal-shuruud-ku-xiray-bixitaanka-goolhaye-asmir-begovic-hadase-shuruudaa-maxay-tahay/

Tababaraha kooxda Chelsea ee Antonio Conte ayaa hal shuruud ku xidhay in kooxdiisu ay iska iibiso goolhaye Asmir Begovic kaas dalab rasmi ah ka helay kooxda Bournemouth. Antonio Conte ayaa cadeeyay in kooxdiisay ayna Begovic u ogolaan doonin ilaa inta ay ka helayaan badalkiisa. Chelsea ayaa laga soo

Khabiirka kubbada cagta Spain iyo Sky Sports ee Guillem Balague oo su’aalo dhawr ah ka jawaabay ayaa ka hadlay qorshaha ...
27/01/2017

Khabiirka kubbada cagta Spain iyo Sky Sports ee Guillem Balague oo su’aalo dhawr ah ka jawaabay ayaa ka hadlay qorshaha Real Madrid iyo Atletico Madrid ee dhamaadka xili ciyaareedkan, wuxuuna sheegay in Real Madrid ayna ku faraxsanayn adeega goolhaye Keylor Navas isla markaana ay xidhiidh la samayn doonaan Thibaut Courtois iyo David De Gea oo ka tirsan kooxaha Chelsea iyo Manchester United. [ 232 more words ]

http://allciyaaraha.com/2017/01/27/khabiirka-kubbada-cagta-spain-iyo-sky-sports-ee-guillem-balague-oo-ka-hadlay-qorshaha-real-madrid-ee-courtios-david-dea-gea-iyo-alvaro-morata-diego-costa-sida-uu-mustaqbalkoodu-noqon-doono/

Khabiirka kubbada cagta Spain iyo Sky Sports ee Guillem Balague oo su’aalo dhawr ah ka jawaabay ayaa ka hadlay qorshaha Real Madrid iyo Atletico Madrid ee dhamaadka xili ciyaareedkan, wuxuuna sheegay in Real Madrid ayna ku faraxsanayn adeega goolhaye Keylor Navas isla markaana ay xidhiidh la

RASMI:Atletico Madrid Vs Barcelona Iyo Isku Aadka Afar Dhamaadka Copa Del Rey Oo La Soo Saaray Iyada Oo Simeone Iyo Enri...
27/01/2017

RASMI:Atletico Madrid Vs Barcelona Iyo Isku Aadka Afar Dhamaadka Copa Del Rey Oo La Soo Saaray Iyada Oo Simeone Iyo Enrique Ay Madaxa Iskula Jiraan

http://allciyaaraha.com/2017/01/27/rasmiatletico-madrid-vs-barcelona-iyo-isku-aadka-afar-dhamaadka-copa-del-rey-oo-la-soo-saaray-iyada-oo-simeone-iyo-enrique-ay-madaxa-iskula-jiraan/

Waxaa la soo saaray isku aadka afar dhamaadka Copa Del Rey waxaana ka soo baxay kulan wayn oo xiiso badan iyada oo kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid ay madaxa iskula jiraan isla markaana ay Diego Simeone iyo Luis Enrique markale ku xifiltami doonaan kulan loogu soo baxayo finalka Copa Del Rey.

Daafacii horre England Rio Ferdinand ayaa doortay laba xidiig oo uu keeni lahaa Manchester United hadii farta laga saaro...
27/01/2017

Daafacii horre England Rio Ferdinand ayaa doortay laba xidiig oo uu keeni lahaa Manchester United hadii farta laga saaro akoonka kooxdiisii horre. Red Devils ayaa xagaagii lasoo dhaafay suuqa kala iibsiga rikoor weyn ka dhigtay madama ay Paul Pogba ka dhigeen xiddiga ugu qaalisan dunida. Sidoo kale Jose Mourinho wuxuu Old Trafford keenay Eric Bailly, Zlatan Ibrahimovic Iyo Henrikh Mkhitaryan kuwaas oo loo gartay iney yahiin saxiixyo fiican. [ 127 more words ]

http://allciyaaraha.com/2017/01/27/xiddigii-h**e-kooxda-manchester-united-rio-ferdinand-oo-xushay-laba-ciyaaryahan-oo-uu-keeni-lahaa-united-ku-hadase-waa-kuwee/

Daafacii horre England Rio Ferdinand ayaa doortay laba xidiig oo uu keeni lahaa Manchester United hadii farta laga saaro akoonka kooxdiisii horre. Red Devils ayaa xagaagii lasoo dhaafay suuqa kala iibsiga rikoor weyn ka dhigtay madama ay Paul Pogba ka dhigeen xiddiga ugu qaalisan dunida. Sidoo kale

Weeraryahanka kooxda Chelsea ayaa dib ugu soo laabtay kooxda kulankii ugu dambeyay oo ay la ciyaareen Hull City isagoo q...
27/01/2017

Weeraryahanka kooxda Chelsea ayaa dib ugu soo laabtay kooxda kulankii ugu dambeyay oo ay la ciyaareen Hull City isagoo qeybtii h**e ee kulankaas dhaliyay goolkiisii 15-aad ee xilli ciyaareedkan. Costa ayaa lagu soo waramayey in uu u dhaqaaqayo horyaalka Chinese Super League balse waxaa ay u muuqataa in uu imminkadan diiradda saarayo fursadda uu ku haysto kooxda Blues. Ninka halyeyga ka ah Stamford Bridge ayaa la soo dhigay isagoo qoslayo intii lagu guda jiray xarunta tababarka kooxda ee Cobham maalinnimadii shalay isagoo dhaliyay gool aanan caadi ahayn kaa oo uu ku dhaliyay .

http://allciyaaraha.com/2017/01/27/sawiro-diego-costa-oo-wax-cajiib-ah-ku-dhex-sameyay-gegida-ay-kooxda-blues-ku-tababarato-ee-cobham/

Weeraryahanka kooxda Chelsea ayaa dib ugu soo laabtay kooxda kulankii ugu dambeyay oo ay la ciyaareen Hull City isagoo qeybtii h**e ee kulankaas dhaliyay goolkiisii 15-aad ee xilli ciyaareedkan. Costa ayaa lagu soo waramayey in uu u dhaqaaqayo horyaalka Chinese Super League balse waxaa ay u muuqataa

Manchester United ayaa rajeyneysa in saxiixooda ugu qaalisan Paul Pogba uu saaxiibtinimadiisa ugu qancin karo Antoine Gr...
27/01/2017

Manchester United ayaa rajeyneysa in saxiixooda ugu qaalisan Paul Pogba uu saaxiibtinimadiisa ugu qancin karo Antoine Griezmann inuu yimaado Old Trafford. (Daily Record). West Ham ayaa la aaminsan yahay iney aqbali doonto hadii dalab hormarsan oo 30 Malyan oo pound ah ay Marsielle kasoo gudbiso 29-jirkooda reer France Dimitri Payet. (Daily Mirror). Daafaca midig ee Manchester United Matteo Darmian oo 27-jir ah ayaa guri ka raadinaya magaalada Milan isagoo isha ku haya inuu u dhaqaaqo Inter Milan. [ 154 more words ]

http://allciyaaraha.com/2017/01/27/waa-kuwee-ciyaartoyda-loogu-doondoonista-badanyahay-suuqa-kala-iibsiga-ciyaartoyda-maanta-oo-jimce-ah-iyadoo-ay-ka-harsantahay-oo-keliya-muddo-afar-maalmood-xilli-uu-xirmi-doono-31-ka-bishan/

Manchester United ayaa rajeyneysa in saxiixooda ugu qaalisan Paul Pogba uu saaxiibtinimadiisa ugu qancin karo Antoine Griezmann inuu yimaado Old Trafford. (Daily Record). West Ham ayaa la aaminsan yahay iney aqbali doonto hadii dalab hormarsan oo 30 Malyan oo pound ah ay Marsielle kasoo gudbiso

Afar kooxood ayaa xaqiijiyay iney usoo gudbeen Semi Finalka koobka Boqorka (Copa del Rey) waxeyna kala yahiin: Deportivo...
27/01/2017

Afar kooxood ayaa xaqiijiyay iney usoo gudbeen Semi Finalka koobka Boqorka (Copa del Rey) waxeyna kala yahiin: Deportivo Alaves, Atletico Madrid, Celta Vigo Iyo Barcelona kuwaas oo si awood leh kusoo gaaray heerkaan afar dhamaadka ah. Barcelona waxey 6-2 kaga soo baxday labadii lug ee la ciyaaray kooxda Real Sociedad, sidoo kalana Celta Vigo waxey 4-3 kusoo cuntay kooxda Real Madrid, Atletico Madrid qudheeda si weyn ayey kusoo gudubtay madama ay 5-2 kaga soo baxday Eibar halka Alaves ay tahay kooxda sida daciifka ah kusoo baxday marka loo barbardhigo koxaha kale 2-0 ayeyna kaga soo gudubtay Alcoron. [ 102 more words ]

http://allciyaaraha.com/2017/01/27/kooxaha-isugu-soo-haray-xilliga-la-qaban-doono-waqtiga-kulamada-wax-walba-oo-ku-saabsan-isku-aadka-semi-final-ka-copa-del-rey/

Afar kooxood ayaa xaqiijiyay iney usoo gudbeen Semi Finalka koobka Boqorka (Copa del Rey) waxeyna kala yahiin: Deportivo Alaves, Atletico Madrid, Celta Vigo Iyo Barcelona kuwaas oo si awood leh kusoo gaaray heerkaan afar dhamaadka ah. Barcelona waxey 6-2 kaga soo baxday labadii lug ee la ciyaaray

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Allciyaaraha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share