Xiddigaha Sports Club

Xiddigaha Sports Club The official page of XIDDIGAHA FIFA FC.

After a vacation, we returned to action but did not win. .
23/08/2024

After a vacation, we returned to action but did not win.
.

Reminder about when the golden generation of   won the Historic Hiso Somalia Ramadan Cup 1442. 🔥  ... Xiddigaha. ✨️
11/05/2024

Reminder about when the golden generation of won the Historic Hiso Somalia Ramadan Cup 1442. 🔥
... Xiddigaha. ✨️

إنَّا لله وإنّا إليهِ رَاجعُون 😭كُلُّ نَفْسٍ ذَائِقَةُ الْمَوْتِ ۗ 😭إِنَّ لِلَّـهِ مَا أَخَذَ، وَلَهُ مَا أَعْطَى، وَكُل...
04/01/2024

إنَّا لله وإنّا إليهِ رَاجعُون 😭
كُلُّ نَفْسٍ ذَائِقَةُ الْمَوْتِ ۗ 😭
إِنَّ لِلَّـهِ مَا أَخَذَ، وَلَهُ مَا أَعْطَى، وَكُلُّ شَيءٍ عِنْدَهُ بِأَجَلٍ مُسَمَّى 😭
اللّهمّ اغفر له وارحمه 🤲
Waxaan murugada la qeybsaneynaa Walaalkeen ahna xiddig ka tirsan team-keenna, dhamaan ehel iyo asxaab uu ka baxay Aabbe oo xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho. 😭
Aabbe Allaah ha u naxariisto, dhamaanteenna sabar Allaah hanaga wada siiyo. 🤲

 . ⚽️Maalinta ugu horeyso 2024 iyo ciyaarteenna ugu horeyso sannadkan bilowga ah.Horseed FC vs Xiddigaha: mid ka mid ah ...
01/01/2024

. ⚽️
Maalinta ugu horeyso 2024 iyo ciyaarteenna ugu horeyso sannadkan bilowga ah.

Horseed FC vs Xiddigaha: mid ka mid ah ciyaaraha ugu xiiso iyo daawadeyaal badnaa waqtigii Garoonada Bacaadka ee ka ag-dhawaa Adan Adde International Airport.
waxay ka dhisan-tahay Waaxda Jeneraal Daa'uud ee Degmada Wadajir, halka ay ka dhisan-tahay Waaxda Xalane ee Degmada Wadajir.
Ciyaartan ayaa 04:55pm ka baasmi-doonta Salaxa ee Suuqa-weyn, Degmada Wadajir.

Let's go . 👊

 : Village lions 1-1 Xiddigaha. 🤝Goolka waxaa noo dhaliyay Xiddiggeenna:  . ⚽️
02/10/2023

: Village lions 1-1 Xiddigaha. 🤝
Goolka waxaa noo dhaliyay Xiddiggeenna: . ⚽️

Ciyaarta maanta iyo Garoonka Minishiibiyo:  vs  Let's go  . ⚽️👊
02/10/2023

Ciyaarta maanta iyo Garoonka Minishiibiyo:
vs

Let's go . ⚽️👊

Super Star  . 3 years ago. 💚👌
29/09/2023

Super Star . 3 years ago. 💚👌

إنَّا لله وإنّا إليهِ رَاجعُون 😭كُلُّ نَفْسٍ ذَائِقَةُ الْمَوْتِ ۗ 😭إِنَّ لِلَّـهِ مَا أَخَذَ، وَلَهُ مَا أَعْطَى، وَكُل...
21/08/2023

إنَّا لله وإنّا إليهِ رَاجعُون 😭
كُلُّ نَفْسٍ ذَائِقَةُ الْمَوْتِ ۗ 😭
إِنَّ لِلَّـهِ مَا أَخَذَ، وَلَهُ مَا أَعْطَى، وَكُلُّ شَيءٍ عِنْدَهُ بِأَجَلٍ مُسَمَّى 😭
اللّهمّ اغفر له وارحمه وأسكنه فسيح جنّاتك النّعيم 🤲
Macallimuu Zackier, Aabbe Yoonis Shiikh Cabdi ... Allaah ha u naxariisto, sabarna Allaah hanaga wada siiyo dhamaanteen. 🤲

Waxaan hambalyo farxadeed la wadaageynaa dhamaan ardayda Soomaaliyeed ee dugsiyada sare ee dalkeenna ka qalin-jebisay 20...
05/08/2023

Waxaan hambalyo farxadeed la wadaageynaa dhamaan ardayda Soomaaliyeed ee dugsiyada sare ee dalkeenna ka qalin-jebisay 2022-2023-ka, natiijada imtixaanka qarankana maanta loosoo gudbiyay ... si' gaar ah waxaan u hambalyeyneynaa dhalinyaroda sannadkan noo gashay imtixaanka, kana mid ah XFFC Famiy.
Al-xamdulillaah, waxaana farxad noo ah in dhamaan dhalinyarodii noo gashay sannadkan ay wada gudbeen.
Waxaa mahadsan Allaah NS, marka xigtana waalidiinta, macallimiinta iyo cid kasta oo kasoo qeyb-qaadatay safarkoodii waxbarasho ee heer iskuul.

Ardayda go'aanka natiijadoodu noqotay "haray" waxaan leenahay dadaal wacan, waqti kale iyo horumar dhan walbo oo nolosha ah ayaan idin rajeyneynaa.
Maanta haddaad harteen, berri ayaad gudbeysaane dadaalka sii badiya.

Inshaa' Allaah, mustaqbal wanaagsan ... dhamaantiin.

Xiddigaha Family. ❤✊👌

 : Village lions 4-3 Xiddigaha
31/07/2023

: Village lions 4-3 Xiddigaha

Hambalyo ayaan ku leenahay saaxib ... Legend   (El-capi Vincent). 🎓😍👏Waxaad ka gudubtay mid ka mid ah buundooyinka waxba...
31/07/2023

Hambalyo ayaan ku leenahay saaxib ... Legend (El-capi Vincent). 🎓😍👏
Waxaad ka gudubtay mid ka mid ah buundooyinka waxbarasho, dadaal badanna aad kusoo bixisay, hambalyo. 👏
Well done, good job. 👌

Socdaalkeennii Midnimo Cup 2023 ... halkaas ayuu kusoo dhamaaday!Dadaal waan bixinnay, balse nooma suurta-gelin inaan ha...
28/07/2023

Socdaalkeennii Midnimo Cup 2023 ... halkaas ayuu kusoo dhamaaday!
Dadaal waan bixinnay, balse nooma suurta-gelin inaan halkaan dhaafno.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xiddigaha Sports Club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share