Shaakir Football Club

Shaakir Football Club Guul iyo kubad Qurxoon Waa hamiga ka leynahay kubada

Shaakir Academy ✅️
20/12/2025

Shaakir Academy ✅️

Qiyaas Sanadkan Xilligu ahaa?Shaakir vs Daacad fc.
04/08/2025

Qiyaas Sanadkan Xilligu ahaa?

Shaakir vs Daacad fc.

11/03/2025
Ragan Yaa Ka Xasuusata😁2018
11/03/2025

Ragan Yaa Ka Xasuusata😁2018

2021📸😀
10/03/2025

2021📸😀

Shaakir Sc VS Fc Forest Lugta Labaad Tartanka Ka Socda Al Fajr Stadium.Insha Allah Guul ayaa Rajeyneyna Fikirkada Ka dhi...
22/06/2023

Shaakir Sc VS Fc Forest

Lugta Labaad Tartanka Ka Socda Al Fajr Stadium.

Insha Allah Guul ayaa Rajeyneyna Fikirkada Ka dhiibo?

Asc Dhamaan Tageerayasheyna Shalay Muxu Nooga Dhigna Guuldaradi Na Soo Gaartay  Fc Shaakir Ma Ahan marki U H**eysay Oo A...
17/06/2023

Asc Dhamaan Tageerayasheyna Shalay Muxu Nooga Dhigna Guuldaradi Na Soo Gaartay Fc Shaakir Ma Ahan marki U H**eysay Oo Ay Kooxda Guuldaro Kasoo Gaarto Wareega H**e Tartanka.

28 April 2020 Waxaa Guuldaro Naga Soo Gaartay Fc Bilbaazi Lugta H**e Ee Cupka

6 April 2021 Waxaa Guuldaro Naga Soo Gaartay Fc Al Xikma.

Kuna Darso Inaa Groupka Aanka Soo Baxeynay Marwalbo Oo Nalaga Badiyo Kulanka H**e Ee Tartanka Meel Fiicane Gaareynay.

Fc laaberiyo 2:1 Fc Shaakir Kulankii galabta ee al fajri stadium 🏟Next Game Guul I.a
16/06/2023

Fc laaberiyo 2:1 Fc Shaakir
Kulankii galabta ee al fajri stadium 🏟

Next Game Guul I.a

Asc Dhamaan Tageerayasheyna Qaaliga Muddo Dheer Kadib Waxaan Dheeleyna Tartanka Omani & Lafana Cup Kasoo Noogu Dambeysay...
16/06/2023

Asc Dhamaan Tageerayasheyna Qaaliga Muddo Dheer Kadib Waxaan Dheeleyna Tartanka Omani & Lafana Cup Kasoo Noogu Dambeysay Dheelistisa 11 Febraury 2022.

Waxaan Galabta La Dheleyna Laberiya Fc Soo Sadali Kulanka Galabta.

SHAAKIR SC VS LABERIA FC.

Maxaa Noo Rajeyneysa✅

Kulanka Galabta.SHAAKIR VS FLY STAR.Waxaa Galabta Marti Noo Ah Fly Star Oo Ka dhisan Excontrol Afoye Soo Sadaali Natiija...
21/07/2022

Kulanka Galabta.

SHAAKIR VS FLY STAR.

Waxaa Galabta Marti Noo Ah Fly Star Oo Ka dhisan Excontrol Afoye Soo Sadaali Natiijada Kulanka.

Natiijada.SHAAKIR SC 2:1 AL KHALIIL FCMAN OFTHE MATCH: Mohamud Afellay.
19/07/2022

Natiijada.

SHAAKIR SC 2:1 AL KHALIIL FC

MAN OFTHE MATCH: Mohamud Afellay.

Guul iyo kubad Qurxoon Waa hamiga ka leynahay kubada

Kulanka GalabtaSHAAKIR SC VS ALKHALIIJ FC.Soo Sadaali Natiijada Kulanka.AL FAJRI STADIUM🏟
19/07/2022

Kulanka Galabta

SHAAKIR SC VS ALKHALIIJ FC.

Soo Sadaali Natiijada Kulanka.

AL FAJRI STADIUM🏟

Address

Shaakir Street
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

617962989

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaakir Football Club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category