Scatter foot ball clup

Scatter foot ball clup Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Scatter foot ball clup, Sports Team, Mogadishu.

  WAXAAN KUI RAJEENEENAA KUUL IYO GOBANIMO
08/02/2017





WAXAAN KUI RAJEENEENAA KUUL IYO GOBANIMO

Hamplyo Hamplyo Hamplyo koochka cusub Ee scatter  waxaan kuu rajeenaa guulal taariikhi ah
23/12/2016

Hamplyo Hamplyo Hamplyo koochka cusub Ee scatter
waxaan kuu rajeenaa guulal taariikhi ah

Hamplyo Hamplyo kabitaana  Kabtanka cusub Ee scatter waxaan kuuu rajeeneenaa guulal taariikhi ahIyo koobab nasiib wacan ...
14/11/2016

Hamplyo Hamplyo kabitaana
Kabtanka cusub Ee scatter waxaan kuuu rajeeneenaa guulal taariikhi ah
Iyo koobab nasiib wacan
All asxaabta duhur wanaagsan

Asc all asxaabta galab nimo wanaagsanWaa xidigiha new scatter oo idiin leh   meel kasta Aad joogtaan
12/11/2016

Asc all asxaabta galab nimo wanaagsan
Waa xidigiha new scatter oo idiin leh
meel kasta Aad joogtaan

29/09/2016

Maantoo kale sanadkii 2014/2015
Waxaa la Aas Aasay naadigan maali ah waxayna Aas Aasantahay muda ilaa 3sano waxayna qaaday hal koob kaas oo ayqaaday 2016 markii naadiga dib uhabeen lagu sameeyay waxayna kaqaaday naadiga goolal gaaraayo 4-0 kadib waxay gaartay guula waa ween markale waxa ay imaaday final waxaana kaqaaday naadiga goolal gaaraayo3-2 oo ay guushu kuraacday jili
Markas kadib ayaa noqotay koox ay kubadeedu kor usii kortay oo ay soo bandhigtay ciyaaro cajiib ah
ayaa haatan mareeso xaalad Aad u fiican waxayna ku jirtqa gob kaas oo ay mareeso mareega afar dhamaadka guul iyo gobanimo

By

Maanta oo ahed tariikhda 27-8-3016 waxaa isku farasaaray garoonka   laba koox Oo Aad u xifaal tamo   waxaynu guusha raac...
27/08/2016

Maanta oo ahed tariikhda 27-8-3016 waxaa isku farasaaray garoonka laba koox Oo Aad u xifaal tamo
waxaynu guusha raacday kooxda faca wayn EE # kadib markii ay ku adkaadeen 1-0 goosha guushana waxaa dhaliyay xidiga weerarka ugu ciyaaro scatter ee kaas oo kadhaliyay gool cajiib ah
Scatter hamplyo ciyaalada iney scatter laxifaal tamaan rabaan hooos

By

13/08/2016

yaabadin doono kulanka galabta kadhacaaya
yaana laciyaaro doono finlaka jenyo anaga iyo jilga kii soo baxo waxay ku Aadaysaa finalka
Scatter guul ayaan urajrrna and you

By

Waaa xasuus nagu qaali ahGuuul scatter  By
09/08/2016

Waaa xasuus nagu qaali ah
Guuul scatter

By

Waa mid kamid ah wayrari yahanada ugu fiican scatter Waxa uu xaqiijiyay in uu mudo kamaq naandoono kooxdiiso kadib dhaaw...
07/08/2016

Waa mid kamid ah wayrari yahanada ugu fiican scatter
Waxa uu xaqiijiyay in uu mudo kamaq naandoono kooxdiiso kadib dhaawac soo hareeyay xidiga
Waxaan ku leenahay soo laa basho wacan my legentigeenoow

By

Mar kale ayaa guulesanay waxaan tagnay  Kadib guul muhiim Aan kagaarnay dhigeena   rigoora rigoora taas ayaa kadhigtay i...
01/08/2016

Mar kale ayaa guulesanay waxaan tagnay
Kadib guul muhiim Aan kagaarnay dhigeena rigoora rigoora taas ayaa kadhigtay in Aan tagno finalaha cupkaas

Ciyaarta ayaa lisla dhaafi waayay bar baro hal ii hal gooshana waxaa kahelnay xidiga oo kadhaliyay biliziyoon qatar ah
Wax kasta kafilo finalkaas

Fadlan share By

 Yaa badin doona kulanka galabta sama finalah ay ku wada ciyaari doonaan jeenyo Walley waraa jiri doonee wiishka lee hay...
01/08/2016


Yaa badin doona kulanka galabta sama finalah ay ku wada ciyaari doonaan jeenyo
Walley waraa jiri doonee wiishka lee hayeero
Me scatter guul and YOU

BY

  ayaa mar kale badisay Oona iska xaa dirisay sama finalaha cupka laku haayo jeenyo Kadib markii ay ugu awood sheegteen ...
31/07/2016

ayaa mar kale badisay Oona iska xaa dirisay sama finalaha cupka laku haayo jeenyo
Kadib markii ay ugu awood sheegteen dhigeeda 1-2 ay scatter guusha ku raacday waxaana labada gool u dhaliyay xiddigeeda weerarka
Kaasoo dhaliyay goolal cajiib ah
Hamplyo Hamplyo Hamplyo

Fadlan share gare by

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Scatter foot ball clup posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category