Abdirizak kulmie

Abdirizak kulmie Sports news

14/05/2024

Isbadal raadi

22/04/2024

Inaad guulaysato kuma xidhna inaad yar tahay iyo inaad weyn tahay

19/03/2024

Nolosha waa halgan

BismillaahWaxaan Shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Ummadda Islaamka ugu hambalyeynayaa bilasha bisha barakeysan oo Ra...
10/03/2024

Bismillaah
Waxaan Shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Ummadda Islaamka ugu hambalyeynayaa bilasha bisha barakeysan oo Ramadaan.

Waxaan Eebbe ka baryayaa in uu kheyrkeeda na waafajiyo nagana dhigo kuwii loo naxariisto, dambigooda la dhaafo, naartana laga xoreeyo.

Kulanka caawa chelsea vs manchester city maxaa u rajayn lahayd ⚽️⚽️ me chelsea guul
12/11/2023

Kulanka caawa chelsea vs manchester city maxaa u rajayn lahayd ⚽️⚽️ me chelsea guul

🚨💔 | 𝐁𝐮𝐬𝐪Rasmi sida la filayo: Sergio Busquets ayaa go'aansaday inuu ka tago Barcelona si xor ah dhamaadka xilli ciyaare...
10/05/2023

🚨💔 |
𝐁𝐮𝐬𝐪

Rasmi sida la filayo: Sergio Busquets ayaa go'aansaday inuu ka tago Barcelona si xor ah dhamaadka xilli ciyaareedkan 👋🏻

Halyeyga kooxda uu ku qaatay 18 sano iyo…

🏆 3x Champions League

🏆 3x FIFA Club World Cup

🏆 8x La Liga

🏆 3x UEFA Super Cup

🏆 7x Copa Del Rey

🏆 7x Spanish Super Cup

Mustaqbalkiisa ayaa la filayaa inuu ku sugnaado Saudi Arabia hadda… ka dib markii uu ku guuleystay hal horyaal oo La Liga ah maalmaha soo socda!
✨🇸🇦

Waxaan guud ahaan Muslimiinta, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasabadda ciidul-Fidriga, waxaanna ...
21/04/2023

Waxaan guud ahaan Muslimiinta, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasabadda ciidul-Fidriga, waxaanna Allah ka baryayaa inuu naga wada aqbalo camalkii samaa iyo cibaadadii aan soo gudanay bisha Barakeysan ee Ramadaan

🚨🔵 | 𝐁𝐑𝐄𝐀𝐊𝐈𝐍𝐆: Potter waa la eryay!Graham Potter ayaa laga ceyriyay shaqada kooxda Chelsea sida uu xaqiijiyay kooxda Che...
02/04/2023

🚨🔵 |
𝐁𝐑𝐄𝐀𝐊𝐈𝐍𝐆: Potter waa la eryay!

Graham Potter ayaa laga ceyriyay shaqada kooxda Chelsea sida uu xaqiijiyay kooxda Chelsea ka dib markii cadaadiska uu sii kordhay ilaa xalay.

"Chelsea waxay jeclaan lahayd inay uga mahadceliso Graham dadaalkiisa oo dhan iyo wax ku biirinta waxayna u rajaynaysaa wanaag mustaqbalka" ayaa lagu yiri bayaanka kooxda.

🚨🔵🔴 | Laacibkii h**e ee Lionel Messi.Madaxweyne ku xigeenka Barcelona Rafa Yuste ayaa markii ugu h**eysay xaqiijiyay xir...
31/03/2023

🚨🔵🔴 |
Laacibkii h**e ee Lionel Messi.

Madaxweyne ku xigeenka Barcelona Rafa Yuste ayaa markii ugu h**eysay xaqiijiyay xiriirka dib loogu soo celinayo Messi 🇦🇷

◉ “Waxaan la xiriirnay xerada Leo Messi.
Leo wuu ogyahay sida aan ugu mahadcelineyno isaga, waxaana jeclaan lahaa inuu halkan ku soo laabto."

◉ "Waxaan ku lug lahaa wadahadalo qandaraas laba sano ka hor, welina waan xasuustaa sida ay iigu adkeyd inaan u ogolaado Messi inuu baxo".

◉ “Waa hubaal in Leo Messi uu jecel yahay Barça iyo magaalada, marka waxaan rajeyneynaa inaan helno shuruudo sax ah oo uu ku sii wato taariikhdiisa.

Address

Hodan Street
Mogadishu

Telephone

+252614261765

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirizak kulmie posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdirizak kulmie:

Share