13/09/2020
waxaa malinti sabtida aheyd kuna beegneyd 12/09/2020 laso saarey isku aadka tartanka Ciyaaraha ⚽️⚽️⚽️ ee Dugsiga Hoose, Dhexe Iyo Sare ee BAYDHABO gaar ahaan qeybta dugsiga sare
F.G Tartanka wuxuu bilaaban donaa maalinta Arbacada ah Kuna asteysan 16/09/2020 INSHA ALLAH
GUUL WACAN