Fiij yare

Fiij yare Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Fiij yare, Sports Team, Mogadishu.

01/02/2024

Jajajaja wixii la isku fahmo ayey noqoTaa
Ma isla heynaaa😂✌

15/02/2019

Asc asxbta waqtidheer kadib waan so labtay
Kala soco barnamijyadii aad naga baratay had io jerpa soo dhawada

Caawa waxaa jira el clasico kulanka loogu jecel yahay dunida Barcelona vs real madrid Wuxuuna soogalaa 6:15 kulankaan wa...
28/10/2018

Caawa waxaa jira el clasico kulanka loogu jecel yahay dunida
Barcelona vs real madrid
Wuxuuna soogalaa 6:15 kulankaan waa kulanka loogu fiirsiga bdnyhy dunida
Lkn kulanka xogaa dadkii dhananka uyelayey aya kamaqan waxaa kamaqan ronaldo oo juventus aaday iyo messi oo dhaawac kuseegaya kulankan
Hadaba saadaali kulankaan yaa guleysan kara
Oohel 5$ dollar
Like &share na haka hilmamin

16/10/2018

Asxbta page glb wngsn cfwn baryhn pageka wanka yara mashquly hada ayaa dib ula socon kartaan

Xalay khamiisleey waa dheeshay Cidii arsenal ahayd oo baryahan isugu aaday 3-0 ayee kubadiyeen Halka chelsea guul dirqiy...
05/10/2018

Xalay khamiisleey waa dheeshay
Cidii arsenal ahayd oo baryahan isugu aaday 3-0 ayee kubadiyeen
Halka chelsea guul dirqiya aay kagaareen vidi fc 1-0
Sdkle ac milan candhalo xly 3-1 ku adkatay

05/10/2018

Asc azxpta jimco wngsn cafwan azxpta pageka oo yara hakad gly mlmihii dnbe lkn hada kdb wxuu noo ahanaa sidii hre

29/09/2018

Asc azxpta
Sbx wngsn
Naga raali noqdo baryhn mashqul yaraa dhacy lkn hada kdb toos haloogu xirnado pagekan

Jose mourinho ooku kufay Bananka h**e ee garonka stadium wemplay Wallee odyga xly waa kufay Shawna waka dhaawacmay
09/09/2018

Jose mourinho ooku kufay
Bananka h**e ee garonka stadium wemplay
Wallee odyga xly waa kufay
Shawna waka dhaawacmay

Yaaku guleysan kara abaal marintaan fifa best Oolagu qaban doono london 24 september
09/09/2018

Yaaku guleysan kara abaal marintaan fifa best
Oolagu qaban doono london 24 september

09/09/2018

Asc dhaman azxpta kuxiran pagekan subax wngsn

Plz share &
Like this page

England vs spain Kamaldariga ugu weyn cawa wuxuna so galayaa 9:45
08/09/2018

England vs spain
Kamaldariga ugu weyn cawa wuxuna so galayaa
9:45

08/09/2018

Asxbta kuxiran pagekan waxad kala xiriri kartaan ciyaaro shactaro io is dhexgal bulsho

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fiij yare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category