Mahad Xaange

Mahad Xaange Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mahad Xaange, Outdoor & Sporting Goods Company, mahad xaange, Mogadishu.

12/07/2025

Chelsea vs PSG
Ciyaarta finalka
Saadaali
. Chelsea win

Ilaahay umada wuxuu ku waajibiyey salaada inay tukadaan ayagoo dagaal ku jira, hada dagaal seef,waran iyo leeb laysla dh...
18/03/2024

Ilaahay umada wuxuu ku waajibiyey salaada inay tukadaan ayagoo dagaal ku jira, hada dagaal seef,waran iyo leeb laysla dhacayo sida kolba u suurowda.

Barkoodna salaada ma tukanayaan ayagoo xeedhooyin cunto ah dul fadhiya.

Ogow wax dheefa islaamka kuma laha qofaan salaada tukan( waxaa laysku haystaaba ma Muslim baa qofkani mise waa gaal).
Pray brother before you die

-Ubaxyahaw dhalaalee-Bulukeeti dhagax iyo -Darbi dhisan kasoobaxay-Dhirta kaliyo cawskaba-Dhabtii waad kaduwantahay.  -I...
17/08/2023

-Ubaxyahaw dhalaalee
-Bulukeeti dhagax iyo
-Darbi dhisan kasoobaxay
-Dhirta kaliyo cawskaba
-Dhabtii waad kaduwantahay.

-Inkastoo dhadhaab iyo
-Dhoobiyo shamiitaba
-Dhabbahaaga lagujaray
-Dhalatayoo muuqaagana
-Dhaayuhu ku doogsade

-Cashirkaad dhigaysana
-Waa dhabar adayg iyo
-Dhibka iyo caqabadaha
-Inaan la isku dhiibayn.

🌻

17/08/2023

Nafteyda ku tolan naftaadu
La joo gaagana tabeysa
Dawaad u tahay xiskeyga
Qalbiga kaama tiri karayo
Tiriig baad utahay ifaayo

jacaylku Dan gaara
mahaan

Gobtii dumar weeye teeydu

somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄      sharftedii waxaa dollar πŸ’΅   ku bada shay koox maafiyaa           oradka caalamiga  ee China  πŸ‡¨πŸ‡³    somal...
01/08/2023

somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ sharftedii waxaa dollar πŸ’΅ ku bada shay koox maafiyaa
oradka caalamiga ee China πŸ‡¨πŸ‡³ somalia waxay noqotay kaalinta ugu danbeysa
xasan garguute iyo kooxda ma fiyadaa
qarankii Qooys iyo Qaraabey dhaxal siiyeen

Hawiye dowladnimo sharafteed ma Yaqaan
gabar gadaal Gadaal u ordayseey somaliyeey U orad dheheen waa gabar uu adeer u yahay Bajad kana kooxda mafiyada qadatay Musuqa iyo hogaan xumada xasan garguurte waxaa diyaarsanaa boqolaal dumaro oradka guul ka keeni kara Damul jadiid dalka halaga Qabto

dowladnimadu waa Hibo iyo Hogaan
N&N

07/04/2023

Watch, follow, and discover more trending content.

09/03/2019

Address

Mahad Xaange
Mogadishu
0852

Telephone

+252 61 7961648

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mahad Xaange posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share