31/03/2021
Waxan la yaabay markii aan dhageystay wariye isku Sheegan daariq Mocow wariye ma dhihi Karee waa nin u dhaqmaya Sida qaqlayasha baraha bulshada Ku qaraabta dadka magaca Ku dhex leh bulshadana Ku caaya si ay lacago Baad ah uga qaataan Amaba lagu soo siiyo lacag iney caayaan Ila dhageysta Sida uu qaybta koowaad ee warkan uu personal Attack ugu sameynayo cayartoy magac weyn kuleh bahda cayaaraha dalka maxamed nuur shaarkey
Maxa Iska quseeya cayaryahanka Da.diisa iyo dadnimadiisa ma waxa lagu qiimeeyaa waxqabadkisa dadaalkiisa iyo shaqadiisa Mise da.diisa kawarama hada ma dhihi karnaa zlatan ibrahimovic Del Piero ayuu garoon la so galaye muxuu weli Ka dhex qabanayaa garoomada habeen h**e ayaa loga yeeray xulkiisa cayar ka tirsan is reb rebka koobka aduunka waxa uuna ku muteystay in xulkiisa looga yeero waa wacdaraha uu naadigiisa AC Milan Ka dhigayo iyado aan wada ogsoonahay cayartoy badan oo ay garoomada Isla so galeen iney cayaaraha kawada fariisteen waxan leyahay kuguma haboona warkan adoo wariyenimo sheeganaya Waxadna Ku xad gudubtay maamulka iyo naadiga Ku qanacsan inuu Ka mid noqdo cayartoydoda iyo cayaryahanka shaqsiyadiisa intaba waana inaad Raali gelin Deg deg ah Ka bixisaa falkan aad Ku kacday ee aan Ku habooneyn wariyenimada aad sheeganeyso