G.africa

G.africa Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from G.africa, Professional Sports Team, geeska Africa, Mogadishu.

Hambalyo hambalyo waxaa taariiqda marka ay ahayd 30 /12/ 2019 loo doortey xogayaha kooxda kubada cagta geeska afrika mac...
31/12/2019

Hambalyo hambalyo waxaa taariiqda marka ay ahayd 30 /12/ 2019 loo doortey xogayaha kooxda kubada cagta geeska afrika macalin maxamed siyaad nuur kadib wax qabad aan indhaha laga qabasan karin uu qabtey shantii sano ee la soo dhaafey ayey u garteen gudiga kooxda geeska afrika iney ku abaal mariyaan howsha uu soo qabtey inasha alaah waxaa ku rajeyneynaa inaad meeshaas kasii wadato hosha laguu dhiibey insha alaah

Kulanka Galabta Koobka General Da'uudKulakeena 1aad Ayaa Galabta Laciyaari Doonaa Kooxda Betrolka Garoonka Eng yariisow ...
22/10/2019

Kulanka Galabta Koobka General Da'uud

Kulakeena 1aad Ayaa Galabta Laciyaari Doonaa Kooxda Betrolka

Garoonka Eng yariisow 3:30pm Ayuuna Kulanka soo dhici Doonaa

Taageerayaasheena Galabta Soo Xaadira Garoonka

 kulankii shalay galab ee ciyaareeen Juunyarta Geeska africa vs Juunyarta Saxafi Fc Ayaa ku soo idlaaday   4-2
18/05/2019


kulankii shalay galab ee ciyaareeen Juunyarta Geeska africa vs Juunyarta Saxafi Fc Ayaa ku soo idlaaday
4-2

     (Sanad Ka Hor)  Muzamil ZiidRmadaan Mbruuk Imise Ciyaartoy Ayaa Magacyadooda Garenaeyzaaa
16/05/2019




(Sanad Ka Hor)
Muzamil Ziid

Rmadaan Mbruuk

Imise Ciyaartoy Ayaa Magacyadooda Garenaeyzaaa

   0-2
05/05/2019


0-2

04/05/2019

In:Maanka Jijarito
Out:Mustaf

04/05/2019

In:Hapeep
Out:Muzamil

04/05/2019

In:Ngeeye
Out:Abas Jo

04/05/2019

HT:Geeska Africa0 vs Rajo 2

MATCH DAY 18    vs  🏆 Somali division one📍 Jamacadaha stadium🗓 Sabti 4 may⏰ 3:45 PmHapěep Dë Siĺver
03/05/2019

MATCH DAY 18

vs
🏆 Somali division one
📍 Jamacadaha stadium
🗓 Sabti 4 may
⏰ 3:45 Pm
Hapěep Dë Siĺver

   2-2
29/04/2019


2-2

Address

Geeska Africa
Mogadishu

Telephone

+252615851115

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when G.africa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share