12/04/2016
Horyaalka dalka Somalia oo galabta kulan xiiso leh dhexmaray Naadiga kubada Cagta Elmanfc iyo dhigeeda Saxafi Fc ciyaarta waxay ku soo idlaatay 2 . 1 oo ay guusha ku raacday Elmanfc.
Naadiga Elmanfc guusha ay galabta ka gaartay Kooxda Saxafi oo u ahayd guul muhiim u ah iyadoo Naadiga Elmanfc markaa u dagaalamaysa kaalinta Sedexaad ama afaraad sida ay ku gaari lahayd balse Nasiib daro Kooxda Saxafi oo sidoo kale iyadana ka ordaysa Heerka labaad ayaa waxay Naadiga Elman Barbara dhac lagaartay 1 iyo 1 ilaa daqiiqadihii 85aad oo ay goolashaas u kala dhaliyeen labada Laacib oo ugu kala Ciyaaro labada Koox dhanka Difaaca oo kala ah
Nuur Ibrahim (Elman)
Daadir Eneey. (Saxafi Sc)
Balse Nasiib daro kooxda Saxafi Sc Ayaan ka difaacan weyse shabaqa Naadiga Elman oo ka Caraysneyd Barbara dhaca ayaa waxaa goal lama filaan ah shabaqa ku hubsaday Laciibka da,da yar ee Naadiga Elman ee Ahmed Kismaayo sidaa ayna guusha ku raacday Naadiga Elman