Bulbul one

Bulbul one KU Soo dhawaada waxa ku xiiso galiyo

ARGENTINA OO KA ADKAATAY GANAAXA SI LOO GAARO C**A AM ÉRICA SEMIFINALKAEmi Martínez wuxuu kor u qaaday marka wadankiisu ...
05/07/2024

ARGENTINA OO KA ADKAATAY GANAAXA SI LOO GAARO C**A AM ÉRICA SEMIFINALKA

Emi Martínez wuxuu kor u qaaday marka wadankiisu aad ugu baahan yahay isaga... MAR KALE 🇦🇷

Abey Axmed xog badan ayuu bixiyay 1- Wuxuu qiray in damaciisa dhul boobka ah uu usoo bandhigay Dawladda Soomaaliya kana ...
05/07/2024

Abey Axmed xog badan ayuu bixiyay

1- Wuxuu qiray in damaciisa dhul boobka ah uu usoo bandhigay Dawladda Soomaaliya kana diiday ka dibna uu aaday Soomalailand taas oo muujinaysa in MOU-ga beenta ah oo fahamsanaa in uusan xalaal ahayn dawladdii xaqaas lahaydna ka diiday.

2- Wuxuu sheegay oo uu muujiyay in fahamsanyahay in aysan meel maraynin Riyadiisu Dawladda Soomaliya haddii aanay aqbalin taas oo ah wax aan dhicikarin.

3- ka dib waji gabaxa uu kala kulmay damaciisa kala goynta Soomaaliya wuxuu afgobaadsi ahaan u muujiyay in uusan duullaan ku ahayn Midnimada Soomaaliya si uu indhaha caalamka iyo Shacabka Soomaaliyeed isaga leexiyo.

4- Wuxuu mujiyay sida ay u dhibtay in Dawladda Soomaaliya iga adkaatay faagaarayaasha Caalamka isaga oo ku calaacalay annaga nala hadla hanna dacwayninee.

5- Abeey wuxuu kaloo sheegay in dhamaan Dawladaha Dariska la ah ay diideen damaciisa taas oo muujinysa heerka go’doonka ah ee uu ku jiro

Fahamka saxda ah ee hadalkiisu wuxuu quseeyay.

1- Maamulka Muuse biixi oo uu cadeeyay in aanay jirin beentii ay Shacabka Waqooyi usheegeen ee ahayd waa nala aqoonsanayaa.

2- wuxuu markale beeniyay dicaayaddii Muuse ee ahayd Soomaliya iyadaa rabta in ay heshiiska saxiixdo isaga oo caddeeyay Abeey in Dawladda Soomaaliya diiday codsigiisa ka dibna uu ku xumayn ahaa MOU-ga.

3- Micnaha kale ee hadalkiisu wuxuu ahaa in uu ku qanacsanyahay in uusan xoog ku qaadankarin Muusana siinkarin Dhul iyo bad Soomaaliyeed.

28/06/2024

14 iphone wadataa idiga miyaa u gadey 😂😂

Rabbi ha u naxariistee Gud. Professor Jawaari ayaa goordhoweyd geeriyooday.
28/06/2024

Rabbi ha u naxariistee Gud. Professor Jawaari ayaa goordhoweyd geeriyooday.

26/06/2024
Maalin maalmaha ka mid ah waxaan booqan doonaa New York City 🇺🇲✈️🌎
23/06/2024

Maalin maalmaha ka mid ah waxaan booqan doonaa New York City 🇺🇲✈️🌎

She look like mom 😂
23/06/2024

She look like mom 😂

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bulbul one posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category