Maxkamada Ciidanka

Maxkamada Ciidanka Waxaan kuu soo gudbinaa wararkii ugu dambeeyay, falanqeyn, iyo dhacdooyin toos ah. Nala soco kana mid noqo taageerayaasha TayoSports.

05/08/2026

Dardaaranka Ciidamada Gaarka ah ee Danab.

03/08/2026

Waxaa lagu eedeeyay in ay qeb ka ahaayeen Dagaalkii Bariire Maxkamadda Ciidamada.

30/07/2026

Garmqalka Askari Ku Eedeysan Dilka Wiil Dhalinyaro ah -
Maxkamadda Ciidamada

17/07/2026

“Muqdishiyo Hargeysaba
Gudin iyo hangool iyo
Heellaa xoraysee
Wallee hoobalkoon jirin
Libin soo ma hoyateen.”
— AU Hadraawi.
Bilowgii Noloshayda & Sidaan Fanka ama heesaha Isku maan-dhaafnay.
Jumcah Mubaarak.

17/07/2026

Waxaa lagu eedeeyay Dhac & Dhaawac Culus | Maxkamadda Ciidamada.

16/07/2026

Waxaa lagu eedeeyay Dil & Dhaawac - Maxkamadda Ciidamada

11/07/2026

:- Askar Ku Eedeysan Xabsi inay Ka Fakiyeen Maxbuus Xukunsane ah. Maxkamadda Ciidamada

04/07/2026

Askar Ku Eedeysan Dhac Hubeysan & Qal-qal gelin Amni - Maxkamadda Ciidamada

30/06/2026

Mid ka mid ah aasaasayaashii Khawaarijta, Horjoogii Argagaxisada Bardaale, Diinsoor, Baydhabo, Shabeellaha Dhexe xubin ka mid Golaha Shuurada Kooxda- Dhageesi Racfaan + Xukun Maxkamadda Sare ee Maxkamadda Ciidamada

25/06/2026

Waxaa lagu eedeeyay Dhaxal dartiis in ay u Dileen Adeerkood. Maxkamadda Ciidamada

Address

Mogadishu Prison And Court Complex (MPCC)
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxkamada Ciidanka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category