12/10/2024
Cabdicasiis faarax coomaade (siiyow)
Mid kamid ah da'yarka cajiibka aah ee usoo kacay SSC_KHAATUMO
Siiyow wuxuu mudo 2 bilood gudahood ku guuleystay 3 koob oo official ah
Ceegaag cup 2024
Widh widh cup 2024
Howd cup 2024
Guud ahaan sanadkan wuxuu ku guuleystay 4 koob 2024
Waa ciyaartooy hibo iyo dadaal isku darsaday
Siiyow wuxuu mudan yahay dhiiri galin
Waxaa kuu rajaynayaa horumar iyo inaad heer wacan ka gaadho kubada cagta
Like share & follow
Our page