07/06/2019
Cilmi baaris cusub ayaa daaha ka rogtey in Dhafarka ama hurdo xumada ay tahay sababta ugu badan ee keeni karto Madax xanuunka joogto ah
Caadiyan hurdo xun hadii aad seexato waxaa inta badan aad lasoo kici kartaa madax xanuun dheeraad ah iyo xanaaq,
Hadda, daraasad cusub oo ka soo baxday Jaamacadda California, Berkeley, ayaa laguna daabacay "Journal of Neuroscience".
Waxay xaqiijineysaa in hurdo xumadu ay saameyn toos ah ku leedahay habka maskaxdu ay u saameyso xanuunka taas oo keenta xanuun badan oo ah maalinta xigta habeenka aad hurdo xumada ku seexatey ama aadan seexan,
Hadaba si aad u ahaato qof caafimaad kusoo toosa haduu alle kuu qadarey seexo waqti h**e.
Ugana dig asxaabtaada dhafarka badan madax xanuunkan
Dr mahmed aragtidada ka dhiibo
Z
Share