Ipswich Town Somali Fans

Ipswich Town Somali Fans Kusoo dhawaada Page ka kooxda Faca Wayn Ee Ipswich Town Somali Fans Follow Nasoo Dhaha Saaxibayaal

FT: Bournemouth 1 Ipswich 2Caawa guul muhiim ah ayaa ka gaarnay kooxda yar ee Bournemouth. Hambalyo Ipswich fans.๐Ÿ’™ Hanad...
02/04/2025

FT: Bournemouth 1 Ipswich 2

Caawa guul muhiim ah ayaa ka gaarnay kooxda yar ee Bournemouth.

Hambalyo Ipswich fans.๐Ÿ’™



Hanad Adam

FT: Aston Villa 1 Ipswich Town 1Premier league garsoore majoogo nacalada roose been ah ayay nasiiyeen ilmahan Villa bare...
15/02/2025

FT: Aston Villa 1 Ipswich Town 1

Premier league garsoore majoogo nacalada roose been ah ayay nasiiyeen ilmahan Villa bareejo ilama galeen waa garaaci lahaa xiligan.๐Ÿ”ฅ

FT: Ipswich 1 Southampton 2
01/02/2025

FT: Ipswich 1 Southampton 2

HT: Ipswich 1 Southampton 1Ilmahan 45 ta dambe ayaa kala direena come on Ipswich. ๐Ÿ”ฅ
01/02/2025

HT: Ipswich 1 Southampton 1

Ilmahan 45 ta dambe ayaa kala direena come on Ipswich. ๐Ÿ”ฅ

Kulanka maanta ๐Ÿ‘๐ŸŽฎ Ipswich Town ๐Ÿ†š๏ธ Southampton ๐Ÿ† Premier League Round 24๐Ÿ“ Taarikhda: February 1/2/2025โฑ๏ธ Saacada: 6:00 Ma...
01/02/2025

Kulanka maanta ๐Ÿ‘

๐ŸŽฎ Ipswich Town ๐Ÿ†š๏ธ Southampton
๐Ÿ† Premier League Round 24
๐Ÿ“ Taarikhda: February 1/2/2025
โฑ๏ธ Saacada: 6:00 Maqribnimo
๐ŸŸ Portman Road Stadium

๐Ÿ’ช Come on Ipswich ๐Ÿ’™

Welcome To Ipswich Julio Enciso ๐Ÿ’™๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡พHanad Adam Qabiir Hambalyo nasoo dheh saxiix wayn ayaynu sameenay Manchester United a...
23/01/2025

Welcome To Ipswich Julio Enciso ๐Ÿ’™๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡พ

Hanad Adam Qabiir Hambalyo nasoo dheh saxiix wayn ayaynu sameenay Manchester United ayaa ka dulqaadnay

๐Ÿšจ๐Ÿšœ Julio Enciso to Ipswich Town, here we go.Ipswich ayaa amaah kula soo wareegtay laacibka kooxda Brighton ee Enciso.( R...
21/01/2025

๐Ÿšจ๐Ÿšœ Julio Enciso to Ipswich Town, here we go.

Ipswich ayaa amaah kula soo wareegtay laacibka kooxda Brighton ee Enciso.

( Romano)

Shaxda rasmiga ah aynu ku wajahayno kooxda Brighton.
16/01/2025

Shaxda rasmiga ah aynu ku wajahayno kooxda Brighton.

๐ŸšจJaden Philogene to Ipswich Town, Here We Go.Ipswich ayaa ยฃ21m kula soo wareegtay laacibka garabka uga ciyaara kooxda As...
08/01/2025

๐ŸšจJaden Philogene to Ipswich Town, Here We Go.

Ipswich ayaa ยฃ21m kula soo wareegtay laacibka garabka uga ciyaara kooxda Aston Villa ee Philogene.

Xidigan ayaa tijaabada caafimaadka mari doona ber subax.

( Romano)

Abdirisak Isloow

FT: Fulham 2 Ipswich 2Ilmihii Fulham xilli xun ayay naga barejeyeen Chelsea fans ayaa ciil inoo qabay oo gambar noo dhig...
05/01/2025

FT: Fulham 2 Ipswich 2

Ilmihii Fulham xilli xun ayay naga barejeyeen Chelsea fans ayaa ciil inoo qabay oo gambar noo dhigatay maanta.

Thank you Chelsea.
30/12/2024

Thank you Chelsea.

FT: Ipswich Town 2 Chelsea 0Horaa idinkugu sheegay Chelsea inan garaaceno mucaaradow naga barta qaabka Chelsea loo garaa...
30/12/2024

FT: Ipswich Town 2 Chelsea 0

Horaa idinkugu sheegay Chelsea inan garaaceno mucaaradow naga barta qaabka Chelsea loo garaaco.

Kooxda faca wayn ee Ipswich taageerayaasheda Hambalyo.

Kulan walba yaa Chelsea nagu soo aadiya ๐Ÿคฃ

Hanad Adam Hambalyo nasoo dhaha

Abdirisak Isloow Hambalyo nasoo dhaha

Address

Hodan
Mogadishu
23456789

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ipswich Town Somali Fans posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category