Daily Football Somalia

Daily Football Somalia ku soo dhawoow Daily Football Somali, waxaan soo gudbinaa dhacdooyinka ku saabsan kubada cagta dalke

Jeenyo Football Club vs Dekedda Sports Club 🔥Maalin kale oo weyn ayaan daawan doonaa🔥Saadaali yaa badinaya
07/04/2026

Jeenyo Football Club vs Dekedda Sports Club 🔥

Maalin kale oo weyn ayaan daawan doonaa🔥

Saadaali yaa badinaya

BOOOOOOM 🔥Badbaado Fc ayaa rigoore lagu abaal mariyay dhamaadka qeybtii dambe kulanka waxaana barbaro ciyaarta ka dhigay...
06/04/2026

BOOOOOOM 🔥

Badbaado Fc ayaa rigoore lagu abaal mariyay dhamaadka qeybtii dambe kulanka waxaana barbaro ciyaarta ka dhigay Number 9kooda Hilaire.

Horyaalka National League sanad kale oo xiiso gaar ah leh ayuu galay👏🔥

Qeyb h**e waxaan daawanay Badbaado laga gacan sareeyay, daqiiqadihii Dambe kulanka Gaadiidka waxaa kubad madax furan ah ...
06/04/2026

Qeyb h**e waxaan daawanay Badbaado laga gacan sareeyay, daqiiqadihii Dambe kulanka Gaadiidka waxaa kubad madax furan ah u dhaliyay weeraryahankooda halista ah ee Dickson daqiiqadii 44' aad ee kulanka

A huge second half🔥

GAADIIDKA FOOTBALL CLUB vs Badbaado Fc 🔥Labadaan kooxood ayaa maanta isku wajahaayo Tuulada ciyaaraha kulanka 10-aad hor...
06/04/2026

GAADIIDKA FOOTBALL CLUB vs Badbaado Fc 🔥

Labadaan kooxood ayaa maanta isku wajahaayo Tuulada ciyaaraha kulanka 10-aad horyaalka Somali National League.

Saadaali.

SACIID ALEELEY🔥👏Sidaan horay idinkugu sheegnay goolhayaha Elman Saciid Aleeley ayaa ku guuleystay ciyaaryahankii ugu fii...
05/04/2026

SACIID ALEELEY🔥👏

Sidaan horay idinkugu sheegnay goolhayaha Elman Saciid Aleeley ayaa ku guuleystay ciyaaryahankii ugu fiicnaay kulanlkii goordhaweyd soo dhamaaday ee Elman SC iyo Mogadishu City Club

He’s deserved 🔥👏

FULL-TIME Elman SC 0-0 Mogadishu City ClubQeybta labaaad kulanka MCC isbadal weyn ayaa ka muuqday isku xirka dhaxda Ilaa...
05/04/2026

FULL-TIME Elman SC 0-0 Mogadishu City Club

Qeybta labaaad kulanka MCC isbadal weyn ayaa ka muuqday isku xirka dhaxda Ilaa weerarka, waxay sameeyeen labo fursadood oo aad u weyn

Dhanka Elman isfahamka difaaca iyo goolhayaha waxay sababtay in dhibic ay ka helaan dhigooda MCC.

MOTM ama xiddiga garoonka waxaa u qalma goolhayaha Elman Saciid Aleeley oo badbaadiyay 2 kubadood aan caadi ahayn. 👏

Si kastaba koox walba waxaa diiwaankeeda kubiiray min Hal dhibcood

Majiro wax farqi ah qeybta h**e kulankaDagaalka ugu badan dhaxda labada kooxood ayuu ka socdaa majirin bartilmaameed hal...
05/04/2026

Majiro wax farqi ah qeybta h**e kulanka

Dagaalka ugu badan dhaxda labada kooxood ayuu ka socdaa majirin bartilmaameed halis ah.

A huge second 🔥💪

SUPER SUNDAY 🔥Kulanka ugu adag todobaadkaan horyaalka Somali National League Elman SC vs Mogadishu City ClubSaadaali yaa...
05/04/2026

SUPER SUNDAY 🔥

Kulanka ugu adag todobaadkaan horyaalka Somali National League Elman SC vs Mogadishu City Club

Saadaali yaa guuleysanaya?

Koxda Horseed Sports Club  ayaa Guul kagaartay Dhigeda Nadiga Gantaalaha Football Clup
04/04/2026

Koxda Horseed Sports Club ayaa Guul kagaartay Dhigeda Nadiga Gantaalaha Football Clup





Qeebta H**e ee kulanka Horseed Sports Club ayaa hogaanka heeyso.
04/04/2026

Qeebta H**e ee kulanka Horseed Sports Club ayaa hogaanka heeyso.





Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daily Football Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Daily Football Somalia:

Share

Category