Harbi yare sports

Harbi yare sports Halkan waxaad ka heli doontaa maalin walba iyo daqiiqad kasta wararkii ugu danbeyay ee ciyaaraha caalamka iyo Somalia

700 milyan ayuu Arteta suuqa ku bixiyay 5 sano uu Arsenal joogo hadana kaliya kooxdan waxa uu u qaaday FA Cup iyo laba s...
16/05/2024

700 milyan ayuu Arteta suuqa ku bixiyay 5 sano uu Arsenal joogo hadana kaliya kooxdan waxa uu u qaaday FA Cup iyo laba saxan yacni Community Shield

Ugu danbeyn xagaaga danbe waxaa la filayaa inaan Premier league loo isticmaali doonin VAR,Xatooyadii Xaraaradda aanan la...
16/05/2024

Ugu danbeyn xagaaga danbe waxaa la filayaa inaan Premier league loo isticmaali doonin VAR,
Xatooyadii Xaraaradda aanan lahayn ee aynu horay Horyaalka kubadda ugu daawan jirnay ayaa soo laabanaysa.
Premier league ayaa u bandhigay kooxaha inay u codeeyaan in la joojiyo VAR.
Hadii laysku raaco khalaas meesha waa laga saarayaa.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Harbi yare sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category