GAADIIDKA FOOTBALL CLUB

GAADIIDKA FOOTBALL CLUB Gaadiidka Football Club (Auto Parco) is a professional Football Club In Somali National league [1942]
(1)

Hambalyo Garsoore Omar Artan!Bahda Gaadiidka Football Club waxay hambalyo u diraayaan garsooraha Soomaaliyeed, Omar Abdu...
11/06/2026

Hambalyo Garsoore Omar Artan!

Bahda Gaadiidka Football Club waxay hambalyo u diraayaan garsooraha Soomaaliyeed, Omar Abdulkadir Artan, oo loo magacaabay inuu garsoore ka noqdo kulanka UEFA Super Cup ee u dhexeeya
Paris Saint-Germain iyo Aston Villa.

Magacaabistan waxay marqaati u tahay kartidiisa, dadaalkiisa iyo sumcadda wanaagsan ee uu ku leeyahay garsoorka caalamiga ah.
Koox ahaan, waxaan kuu rajaynaynaa guul iyo horumar joogto ah. Waxaad sharaf iyo sumcad u tahay Soomaaliya, waxaadna dhiirrigelin u tahay jiilka cusub ee ku haminaya inay gaaraan heerarka ugu sarreeya ee kubadda cagta.

FULL-TIME
09/06/2026

FULL-TIME

Goaaaaaal  SALMAAN.….Gadiidka 4-0 Jubba Fc
09/06/2026

Goaaaaaal SALMAAN.….

Gadiidka 4-0 Jubba Fc

Goaaaaaal  DAANYA.….Gadiidka 3-0 Jubba Fc
09/06/2026

Goaaaaaal DAANYA.….

Gadiidka 3-0 Jubba Fc

HALF-TIME
09/06/2026

HALF-TIME

Goaaaaaal RASHIID.….Gadiidka 2-0 Jubba Fc
09/06/2026

Goaaaaaal RASHIID.….

Gadiidka 2-0 Jubba Fc

Goaaaaaal  RAMADAAN.….Gadiidka 1-0 Jubba Fc
09/06/2026

Goaaaaaal RAMADAAN.….

Gadiidka 1-0 Jubba Fc

KICKOFF
09/06/2026

KICKOFF

Starting XI Gaadiidka FC 🆚 Jubba FcGaadiidka Football Club |
09/06/2026

Starting XI
Gaadiidka FC 🆚 Jubba Fc

Gaadiidka Football Club |

Kulankeena Maanta ⚽️Gaadiidka FC 🆚 Jubba Fc.🗓️Talaado, 09/06/2026⏰ Kickoff: 3:45 PM🏟️ Garoonka: St. Mogadishu  |
09/06/2026

Kulankeena Maanta ⚽️
Gaadiidka FC 🆚 Jubba Fc.

🗓️Talaado, 09/06/2026
⏰ Kickoff: 3:45 PM
🏟️ Garoonka: St. Mogadishu

|

Address

Mogadishu

Telephone

+252615562724

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GAADIIDKA FOOTBALL CLUB posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to GAADIIDKA FOOTBALL CLUB:

Share

Category