Coach Awil hirse

Coach Awil hirse Igu dhiira galli follow

Caf D licence ❤️
27/07/2024

Caf D licence ❤️

Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya Mudane Cali Cabdi Maxamed ayaa ugu hambalyeeyay 34 Dhalinyaro oo nasiib u yeeshay iney markii ugu horreysay qaataan shahaadada heerka ugu horreeya ee tababarka waliba tan caalamiga ah ee CAF D License Coaching.

Madaxweynaha oo ay siyaasadisa ka mid tahay in kor loo qaado aqoonta macalimiinta dalka si loo soo saaro jiil cusub oo kor u qaada kubadda cagta Soomaaliya ayaa bogaadiyay shaqada la qabtay, wuxuuna ballan qaaday iney socon doonaan ilaa heerka ugu sareeeya.

Sidoo kale wuxuu macalimiinta ka qalin jabisay koorsadaan kula dardaarmay iney joogteeyaan waxbarashada si xirfadlehna ugu shaqeeyaan.

29/04/2023

Game ka maanta hadii aan intaan uga guulaysano Algeria natiijo fcn ayaa heli doonaa insha'Allah

1: aaryadeena oo meel saro noqoto oo wax daal ah aysan naga muuqan ilaa 80daqiiqo ugu yaraan

2: kubadaha set pieces ka oo ayaga dhinacooda nooga imaanaayo aan iska caabino sida koornooyinka bulisyada fouls ka goosha u dhaw

3: isku xirnaan team iyo isbiirad inaa sameeno ama team work

4: dhulka oo aanan firaaqo ka dhigin markii ay kubada naga haystaan taas badalkeeda cariiri inaa ka dhigno oo aanan u ogalaan in kubada si fudud gadaasheena u marto

5: dhulka oo aan space balac iyo dhirir u furno markaa kubada haysano

6: inaa si kalsooni leh kubada u dheelno markee kubada lugta noogu jirto oo ciyoow aysan naga lumin

25/03/2023

Ciyaariyaanka dhexda shaqada laga rabo markuu cadaadis saaranyahay
1: in uu gadaashiisa iyo dhinacdyadiisa iska fiiriyo
2:inuu ninka raacaayo ka boos qaato dhul banaan ka tago
3: in kubada dhinaca banaan oo aan laga saarneen uu u qaato

Isku day sidaan inaa sameesid mar walbo ❤️

18/03/2023

Qaabka laga rabo inuu weerayaanka u boos qaato ⚽️💪🏿🥰✊

Warta nabada hambalyoGeesiga ciyaarta leno ❤️👏
15/03/2023

Warta nabada hambalyo
Geesiga ciyaarta leno ❤️👏

21/02/2023

Khalid amazing dribbling ❤️

Nuune & Mohamed 1vs1❤️
08/01/2023

Nuune & Mohamed 1vs1❤️

  shoutingMascuud 👏
06/01/2023

shouting
Mascuud 👏

Address

Mogadishu
2526

Telephone

+252618040460

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Coach Awil hirse posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category