Kulan News

Kulan News Hoyga Ciyaaraha somaliya

sportswriters�

Ku guuleyste yaasha dhaman shanta horyaal ugu waa weyn yurub..🧠🎉🏆⚽️
28/05/2024

Ku guuleyste yaasha dhaman shanta horyaal ugu waa weyn yurub..🧠🎉🏆⚽️

DegDeg.. Chelsea ayaa xaqiiqisey in aya ogolaatay inay Enzo Maresca u magacawdo heshiis shan sano ah ilaa 2029! 🔵✍️
28/05/2024

DegDeg.. Chelsea ayaa xaqiiqisey in aya ogolaatay inay Enzo Maresca u magacawdo heshiis shan sano ah ilaa 2029! 🔵✍️

Xiddigaha ugu fican xilli ciyaareedka ee league  2023/2024 ayaa lasoo saaray ......
28/05/2024

Xiddigaha ugu fican xilli ciyaareedka ee league 2023/2024 ayaa lasoo saaray ......

Hubaal RAMOS wuxuu ka dhalin dhadan yahay Toni kroos 100_ Pirlo 86 _ Modric 109 _ Iniesta 107Iyo kuwo kale oo kubada lag...
27/05/2024

Hubaal RAMOS wuxuu ka dhalin dhadan yahay Toni kroos 100
_ Pirlo 86
_ Modric 109
_ Iniesta 107
Iyo kuwo kale oo kubada laga xushmeeyo.........

Deg Deg # # Liiska k**a dambeysta xulka kubada cagta Spain ayaa lagu dhawaqay maanta Kuwas oo ku matali doono  EURO 2002...
27/05/2024

Deg Deg # # Liiska k**a dambeysta xulka kubada cagta Spain ayaa lagu dhawaqay maanta
Kuwas oo ku matali doono EURO 20024 oo ka dhici dono Germany....

🔴 🟡 Galatasaray ayaa hadda ku guuleysatay koobkoodii 24-aad ee Turkish-ka iyagoo leh 1️⃣0️⃣2️⃣ dhibcood! 🏆✨  icardi xita...
26/05/2024

🔴 🟡 Galatasaray ayaa hadda ku guuleysatay koobkoodii 24-aad ee Turkish-ka iyagoo leh 1️⃣0️⃣2️⃣ dhibcood! 🏆✨ icardi xitaa waa caafimadeyy.,..

Taasi waa koox aad u fiican! 💫 Intee ayay gaari doonaan Euro? 🇹🇷
25/05/2024

Taasi waa koox aad u fiican! 💫 Intee ayay gaari doonaan Euro? 🇹🇷

Bernabeu wuxuu macsalaameeyay Toni Kroos 🤍
25/05/2024

Bernabeu wuxuu macsalaameeyay Toni Kroos 🤍

NEWS  # #  Ciyaaryahanka bisha ee Getafe
25/05/2024

NEWS # # Ciyaaryahanka bisha ee Getafe

Xiddiga kooxda MCC Xasan Cabdi Nuur Geesey Xasaasi iyo xiddiga kooxda Elman Sc ee Xasan Santoos ayaa lagu arki donaa tar...
25/05/2024

Xiddiga kooxda MCC Xasan Cabdi Nuur Geesey Xasaasi iyo xiddiga kooxda Elman Sc ee Xasan Santoos ayaa lagu arki donaa tartan dhawaan laga ambaqaadi doono DDS....Dowlad Deeganka somalida Ethiopia.........📠

Deg.Deg # Manchester United oo koobkedii ugu horeyey ku guuleysatay xilli ciyaaredka 2023/2024....xilli laga yaabo varen...
25/05/2024

Deg.Deg # Manchester United oo koobkedii ugu horeyey ku guuleysatay xilli ciyaaredka 2023/2024....xilli laga yaabo varen etc. #..

Address

Mogadishu_Holwadaag
Mogadishu
444

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kulan News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share