27/08/2026
🏀🔥 GUUL WEYN! 🔥🏀
Kooxdeena Basketball-ka ayaa maanta guul weyn ka gaartay Kooxda Feero, kadib markii aan kaga adkaannay 63–44. 💪🏆
Ciyaar heer sare ah, dadaal iyo isku-duubni ayey kooxda muujisay. 👏🏽🔥
Hambalyo ciyaartoyda iyo dhammaan bahda Dekedda sc