Ciyaaraha manta

Ciyaaraha manta ku soo dhawaaw page ka ciyaaraha ee deeq darajo
"ila noqo saxiib dhow" ("Like iyo follow").

🚨Lamine Yamal wuxuu noqday ciyaaryahankii ugu fiicnaa taariikhda shanta horyaal ee ugu waaweyn ee gaara goolasha 𝟓𝟎, isa...
31/08/2026

🚨Lamine Yamal wuxuu noqday ciyaaryahankii ugu fiicnaa taariikhda shanta horyaal ee ugu waaweyn ee gaara goolasha 𝟓𝟎, isagoo dhaafay rikoorada Haaland iyo Mbappé.

🚨 Tottenham ayaa dhameystirtay dafaca dhexe reer England Tosin Adarabioyo qiimo dha ln 8 million .
31/08/2026

🚨 Tottenham ayaa dhameystirtay dafaca dhexe reer England Tosin Adarabioyo qiimo dha ln 8 million .

Tottenham ayaa qaaab amaah kula soo waregtey  Mykhailo Mudryk ayaa ku biiray blues ✅🔥
31/08/2026

Tottenham ayaa qaaab amaah kula soo waregtey Mykhailo Mudryk ayaa ku biiray blues ✅🔥

Barcelona ayaa guul muhiim ah ka gaartey Rayo Vallecano Laliga iyagoo jawaab siiyey Real Madrid Saddex Kulan sadex guuul...
31/08/2026

Barcelona ayaa guul muhiim ah ka gaartey Rayo Vallecano Laliga iyagoo jawaab siiyey Real Madrid

Saddex Kulan sadex guuul .

Gakpo aya sii joogi doona Liverpool kadib markii ay waayeen badalkiisa.(David Ornstein)
31/08/2026

Gakpo aya sii joogi doona Liverpool kadib markii ay waayeen badalkiisa.

(David Ornstein)

Leo Messi ayaa iskaga faristey ciyaaraha calamiga ah  qaranka Argentina. We will 𝒏𝒆𝒗𝒆𝒓 see Leo Messi play for Argentina ...
31/08/2026

Leo Messi ayaa iskaga faristey ciyaaraha calamiga ah qaranka Argentina.

We will 𝒏𝒆𝒗𝒆𝒓 see Leo Messi play for Argentina again.

Coma ayaa heshiis amaah ah kula soo wareegtay goolhaye Roberto sanchez✅
31/08/2026

Coma ayaa heshiis amaah ah kula soo wareegtay goolhaye Roberto sanchez✅

🚨Arsenal aya wadahadalo la furtay garabka lyon iyo Belgium Malick Fofana.
31/08/2026

🚨Arsenal aya wadahadalo la furtay garabka lyon iyo Belgium Malick Fofana.

Arsenal ayaa guul dhib badan ka soo gaartey Aston Villa Premier League Waana kulankii labaad oo gool la,aan ay baxdo.
31/08/2026

Arsenal ayaa guul dhib badan ka soo gaartey Aston Villa Premier League

Waana kulankii labaad oo gool la,aan ay baxdo.

🚨Manchester city ayaa dhameystirtay saxiixa garabka Everton iyo Senegal Ndiaye qiimo dhan 65 million.
31/08/2026

🚨Manchester city ayaa dhameystirtay saxiixa garabka Everton iyo Senegal Ndiaye qiimo dhan 65 million.

Address

Mogadishu

Telephone

+252618740981

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ciyaaraha manta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ciyaaraha manta:

Shortcuts

Share

Category