Baago Academy

Baago Academy bal wadeena waa banooni �

04/03/2026

Goal liban gurey

Alx fast game of Ramadan cupThree points Baago Academy
25/02/2026

Alx fast game of Ramadan cup
Three points
Baago Academy

My Team Baago Academy   dress   season 👕⚽️
26/02/2025

My Team Baago Academy
dress season 👕⚽️

🚨Natiijada Shalay  BAAGO AC 1:1 GALEYR ACGOalka ciyaarta waxaa xaqiijiye ciyaaryahanMuzamil ⚽️🔥
24/02/2025

🚨Natiijada Shalay BAAGO AC 1:1 GALEYR AC
GOalka ciyaarta waxaa xaqiijiye ciyaaryahan
Muzamil ⚽️🔥

🚨MATCH DAY🆚️Galeyr Ac🎮minishibiyo Ramadan cup🏟minishibiyo 🗓23/2/2025🕰4:00📌Axad   AC✊️
23/02/2025

🚨MATCH DAY
🆚️Galeyr Ac
🎮minishibiyo Ramadan cup
🏟minishibiyo
🗓23/2/2025
🕰4:00
📌Axad
AC✊️

WAXAA MAAMULKA Mamulka Ciyaaraha Deg SHIBIS  AY MACALINKA KOWAAD EE DAGMADA U MAGACAABEEN MACLIN MOWLID ABDI MALIN  OO A...
20/08/2024

WAXAA MAAMULKA Mamulka Ciyaaraha Deg SHIBIS AY MACALINKA KOWAAD EE DAGMADA U MAGACAABEEN MACLIN MOWLID ABDI MALIN OO AH MACALIN WAX BADAN KA BADALI KARA XAALADAHA TAARIIKHIGA AH AY KU JIRTO DAGMADA SHIBIS.

MACALIN MOWLID (EMBAY) WAXAAN LEENAHAY HAMBALYO HAMBALYO WAXAA KU RAJEYNAYNAA IN ALLAHA KULA GARAB GALO SHAQADA ADAG EE LAGUU MAGACAABAY


Hambalyo gudoomiyaheena mar neh macalinkeena Mowlid Abdi oo soo gabagabeeyay heerka koowaad ee waxbarashada🙌Hambalyo mus...
24/07/2024

Hambalyo gudoomiyaheena mar neh macalinkeena Mowlid Abdi oo soo gabagabeeyay heerka koowaad ee waxbarashada🙌

Hambalyo mustaqbal ifaaya kuu rajeyneyna dhamaan🎉🤩

New dress 👕 Baago AcademyFamily Baago  🥰💘💯🙏🙏
18/07/2024

New dress 👕 Baago Academy
Family Baago 🥰💘💯🙏🙏

Waxa manta Tobabarka Baago nagu so booqdey ama bixinaaye Bakar Abdullahi Gacal oo ah ciyaaryan horey ugu so ciyaarey Baa...
30/06/2024

Waxa manta Tobabarka Baago nagu so booqdey ama bixinaaye Bakar Abdullahi Gacal oo ah ciyaaryan horey ugu so ciyaarey Baago Academy wana lagend kooxda wana kaka mahadcalineena wagtigiisa qaali oo nasiise 🙏❤️✊

New dress  Team BaaGo AcaDemY   marwalpa waxaa tihiin jiil dahabiha   dhalinyaro guul Iyo gobanimo⚽️💪           ❤: BaaGo...
27/06/2024

New dress Team BaaGo AcaDemY marwalpa waxaa tihiin jiil dahabiha dhalinyaro guul Iyo gobanimo⚽️💪
❤: BaaGo AcaDemY BoYs ⚽️💪

✅Fariin u reeb Jiilkan dahabiga Ah🙏

Dabaal daga isbuuca xoriyadda dalkeenna 26 Jun & 1-da luulyo . Maamulka iyo macaliimiinta ciyaartooyda oo idin leh Hamba...
26/06/2024

Dabaal daga isbuuca xoriyadda dalkeenna 26 Jun & 1-da luulyo .
Maamulka iyo macaliimiinta ciyaartooyda oo idin leh Hambalyo dabaal dag wacan, dhammaan ummada Soomaaliyeed.🇸🇴

💪

Address

Mogadishu

Telephone

+252615057457

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baago Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category