Younis 10

Younis 10 Mar walba waa inaa noqotaa madaxa guusha

Permanently closed.
明辉足球俱乐部 For ever✌️
20/02/2024

明辉足球俱乐部 For ever✌️

5 bil oo u dhiganto sanado, kadib waa soo laabtayAlhmdllh for everything。
21/01/2024

5 bil oo u dhiganto sanado, kadib waa soo laabtay
Alhmdllh for everything。

Waxaa sharaf wayn ii ah in aan mar labaad  matalo dalkeyga Soomaaliya oo ka qayb galay tartan ay soo qaban qaabisay Afri...
04/09/2023

Waxaa sharaf wayn ii ah in aan mar labaad matalo dalkeyga Soomaaliya oo ka qayb galay tartan ay soo qaban qaabisay African community ee dalka china gaar ahaan magaalada Yiwu

Soomaaliya soomaali baa leh🇸🇴🤝

Waxaan booqday dabaqa labaad ee aduunka ugu dheer ee ku yaala Shanghai (Shanghai Tower)Shanghai waa caasimada labaad ee ...
14/08/2023

Waxaan booqday dabaqa labaad ee aduunka ugu dheer ee ku yaala Shanghai (Shanghai Tower)

Shanghai waa caasimada labaad ee china waxay ka mid tahay 5ta magaalo ee aduunka ugu qaalisan xaga nolasha, markii ugu horeysay aan china imaaday ayaan ku soo degay ayadoo xaalada coronavirus la tacaaleyso balse hada wax walba way u dhamaystiranyihiin

Hadaa Ku nooshahay Shanghai uma baahnid inaa aduunka meel kale uga noolaato.

Abdiaziz Arlaada
Mahadsanid sxb

👋
07/08/2023

👋

Booqashada safaarada Soomaaliya ee ku taalo caasimada Beijing🇸🇴🤝🇨🇳Yoonis Cj Somali Embassy in Beijing- China
20/07/2023

Booqashada safaarada Soomaaliya ee ku taalo caasimada Beijing🇸🇴🤝🇨🇳
Yoonis Cj
Somali Embassy in Beijing- China

BismillahWaxaan dheelnay galabta kulankeenii ugu danbeeyay ee Horyaalka Somali Premier League kaas oo ku Soo xeranay guu...
22/10/2022

Bismillah

Waxaan dheelnay galabta kulankeenii ugu danbeeyay ee Horyaalka Somali Premier League kaas oo ku Soo xeranay guul anagoo la ciyaareyno dhigeena sahafi Fc

Ugu horeyn Taagerayaasheena ayaan ka raali gelineynaa kaalinta aan ku dhameysanay Horyaalka oo ah meel aan looga baran iney ku dhameysato kooxda faca wayn
Mogadishu City Club

Insha all waxaa noo balan ah inaa isku Soo laabano anaga hamigeena yahay inaan ku guuleysano horyaalka somali premier league

Waa ku mahadsantihiin sidaa noo garab taaganyihiin guul io guul daraba👏🙏

Yoonis Cj ✍️

Kulankeena maantaSahafi Fc Vs M.c.cStadium mogadisho 🏟️Mogadishu City Club
22/10/2022

Kulankeena maanta
Sahafi Fc Vs M.c.c

Stadium mogadisho 🏟️
Mogadishu City Club

18/10/2022

We Are Going Forward👏
Mogadishu City Club

16/10/2022

They showed me support
Thank you everybody🙏
Yoonis Cj
Mogadishu City Club

Address

Yaaqshid
Mogadishu

Telephone

+252618833886

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Younis 10 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Younis 10:

Share

Category