Mohan abdalla

Mohan abdalla Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mohan abdalla, Sports, Mogadishu.

Hampalyo wllkei asad abdi nuurDuma farxiyo Haashim mohamedAroos wacan guurkina kii lagu nagado alle haka dhigo
19/07/2024

Hampalyo wllkei asad abdi nuur
Duma farxiyo Haashim mohamed
Aroos wacan guurkina kii lagu nagado alle haka dhigo

Abuubakar C/risaaq MaxamedWuxuu ka soo lume D.Hodan Zona-keyFadlan hadad hesho Nagala soo xariir06195458980617981492
23/06/2024

Abuubakar C/risaaq Maxamed
Wuxuu ka soo lume D.Hodan Zona-key
Fadlan hadad hesho Nagala soo xariir
0619545898
0617981492

Dunidan io dsdkeda wexey le yihin wyo cajiib ah 💪🫡
12/06/2024

Dunidan io dsdkeda wexey le yihin wyo cajiib ah 💪🫡

22/05/2024
01/05/2024

DEG DEG Waxaa Goordhow Shilgaari ku dhintay Gabar Caan ka ah baraha isticmalaan Dadweynaha Gabadhaas Waxa lagu Magacaaba Hodan Gaabo

Allah U Naxariisto

NoLoL Welbo qurxoon Wa mid Aas Aaskeeda lo jihaaaday"🧕👮‍♂️
24/04/2024

NoLoL Welbo qurxoon Wa mid Aas Aaskeeda lo jihaaaday"🧕👮‍♂️

16/04/2024

Baraawe waa caasimada kgs ❤️🇦🇿🇦🇿

14/04/2024

BREAKING: Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa shaaca ka qaaday in ruushka uu taageeri doono IRAN hadii Mareykanka uu weeraro dhulka Iran isagoo taageeraya Israel.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohan abdalla posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohan abdalla:

Share

Category