Liverpool FC Fans

Liverpool FC Fans Welcome Liverpool Fans

🚨 Manchester City, Liverpool iyo Arsenal ayaa wada hadal ugu jira saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Lille Ayyoub Bouaddi.1...
09/07/2026

🚨 Manchester City, Liverpool iyo Arsenal ayaa wada hadal ugu jira saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Lille Ayyoub Bouaddi.

18 jirkaan ayaa xiiso weyn soo jiitay ka dib bandhigyadiisa Morocco ee isreebreebka koobka aduunka.

Tartanka loogu jiro Bouaddi wuu furan yahay, iyadoo Lille ay diyaar u tahay inay iibiso haddii ay helaan dalab muhiim ah.

(Xigasho: Football Insider )

09/07/2026

Barcola our Kudus ?

Derpy England Liverpool vs Man United axda Anfield Stadium 🏟️ Yaa badin doono!?
14/10/2025

Derpy England Liverpool vs Man United axda Anfield Stadium 🏟️ Yaa badin doono!?

Address

Mogadishu

Telephone

+252618273996

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Liverpool FC Fans posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Liverpool FC Fans:

Shortcuts

Share