FC Honest boys

FC  Honest boys waa pageka rasmiga ah ee FC HONEST BOYS faldan like saar oo share dheh mahadsanidiin

Dhamaan Umada Muslimiinta ah meel waliba aad jogtaa RAMADAAN MUBARAK FC  Honest boys
18/02/2026

Dhamaan Umada Muslimiinta ah meel waliba aad jogtaa
RAMADAAN MUBARAK
FC Honest boys

📢   SALAAN – HONEST BOYS ACADEMYAnagoo ku hadleyna magaca maamulka, Tababarayaasha, Ciyaartoyda, iyo dhammaan Taageeraya...
13/01/2026

📢 SALAAN – HONEST BOYS ACADEMY
Anagoo ku hadleyna magaca maamulka, Tababarayaasha, Ciyaartoyda, iyo dhammaan Taageerayaasha Fc Honest boys ACADEMY, waxaan halkaan uga diraynaa salaam sagootin iyo safar nabad ah kabtankeenna qaaliga ah
Mohamed Bashir Takow (Gawow).
Mohamed Bashir Taakow (Gawow) wuxuu ahaa kabtanka kooxda ugu waqtiga dheer soo hoggaamiyay, isla markaana si buuxda u mutaystay in loo aqoonsado ciyaaryahankii ugu fiicnaa kooxda. Intii uu kabtan ahaa, wuxuu muujiyay hoggaan dhab ah, anshax sare, dulqaad, iyo masuuliyad buuxda oo tusaale u noqotay dhammaan ciyaartoyda HONEST BOYS ACADEMY.
Doorkii uu ku lahaa horumarka, mideynta kooxda, iyo guulihii aan wada gaarnay wuxuu ahaa mid taariikhi ah oo aan la illoobi doonin. Wuxuu reebay raad muuqda oo weligiis ka mid noqon doona taariikhda kooxda.
HONEST BOYS ACADEMY mar walba way ku faani doontaa,
Albaabkeennuna mar walba wuu kuu furan yahay.
you are a legend of Honest boys .

Ilaahay ha kuu furo albaabada kheyrka,
ha kuu fududeeyo safarkaaga,
hana kuu barakeeyo xirfaddaada ciyaareed. Aamin🤲
Waxaana kuu rajaynaynaa guul, horumar, iyo mustaqbal ifaya halka aad u socoto.
Safar salaan, Kabtan Gawow. Guul ayaad mudan tahay. 🏆⚽
FC Honest boys

Asc asxbata waxaan shalay  daahfuranay finaanada cusub ee teamka ku ciyaaridono xili ciyareedkan .teamka ayaa isbadal ba...
19/12/2025

Asc asxbata waxaan shalay daahfuranay finaanada cusub ee teamka ku ciyaaridono xili ciyareedkan .teamka ayaa isbadal balaran sameyey ka Soo DHAN waliba ka dhameystiran teamka ayaa hormar samenaya wayadii dabe
tayenta ciiyariyahanka iyo Soo saarida ciyartooy aad qibrad u leh DHAN waliba . Shalay waxa ay teamka Soo bandhigtay ciyartoy badan oo cusub .sida looga bartay wayadii dabe kuwas oo timka lagaarayey guulo wax ku ooL ah . Hadana ciyartoyda cusub waxaan u rajeneynaa in ay teamka lagaraan guulo wax ku ool ah iyo in ay teamka ugu faa ideyaa tayadooda .

Markale waxaan Soo dhawenenaa ciyartoyda cusub welcome to FC Honest boys .

Asxbta mar waliba nadhiirigaliso waan u mahad celinenaa thngs for your support everything ⚽🙏

Asxbata waxaan niiga cudsanenaa inaa pagka inoo follow garesaa like and share . Mahasanidiin dhamantii 🙏👍

FC Honest boys Academy💪⚽🙏

FULL TIME kulanka Galabta Honest boys 2 : 1 Banaadir Ac Gool dhaliyaha Galabta waa   duma FC  Honest boys
31/10/2025

FULL TIME
kulanka Galabta
Honest boys 2 : 1 Banaadir Ac
Gool dhaliyaha Galabta waa duma
FC Honest boys

🚨 Kulanka Galabta🚨 HONEST BOYS AC 🆚 BANAADIR AC ⏰5:00PMFc Honest boys  💪💪🗓️ 31/10/2025📌JIMCO galabti  maxaa noo rajeneys...
31/10/2025

🚨 Kulanka Galabta🚨

HONEST BOYS AC 🆚 BANAADIR AC
⏰5:00PM

Fc Honest boys 💪💪
🗓️ 31/10/2025

📌JIMCO

galabti maxaa noo rajeneysaa

FC Honest boys

FULL TIME  Kulanka maanta boys 0 vs 1 Calikamiim Axl kubada qeyb kamid ah ayaa qadanay i.a kulankan kulanka xigo guul ha...
24/10/2025

FULL TIME
Kulanka maanta
boys 0 vs 1 Calikamiim
Axl kubada qeyb kamid ah ayaa qadanay i.a kulankan kulanka xigo guul hadii alle idmo
Wixii qalad ah oo dhaxdeynana waan soo saxeynaa hadii alle idmo
Force FC Honest boys

🚨 Kulanka Galabta🚨 HONEST BOYS AC 🆚 Calikamiin⏰5:00PMFc Honest boys 💪💪🗓️ 24/10/2025📌JIMCO galabti  maxaa noo rajeneysaa ...
24/10/2025

🚨 Kulanka Galabta🚨

HONEST BOYS AC 🆚 Calikamiin
⏰5:00PM

Fc Honest boys 💪💪
🗓️ 24/10/2025

📌JIMCO

galabti maxaa noo rajeneysaa

FC Honest boys

🚨 Kulanka Galabta🚨 HONEST BOYS AC 🆚 S.C.C AC⏰5:00PMFc Honest boys 💪💪🗓️ 17/10/2025📌JIMCO galabti  maxaa noo rajeneysaa FC...
17/10/2025

🚨 Kulanka Galabta🚨

HONEST BOYS AC 🆚 S.C.C AC
⏰5:00PM

Fc Honest boys 💪💪
🗓️ 17/10/2025

📌JIMCO

galabti maxaa noo rajeneysaa

FC Honest boys

FULLl TIME Kulanka maantaHonest boys 0 vs 0 CEL SILIGAxl kubada qeyb kamid ah ayaa qadanay i.a kulankan kulanka xigo guu...
03/10/2025

FULLl TIME
Kulanka maanta
Honest boys 0 vs 0 CEL SILIG
Axl kubada qeyb kamid ah ayaa qadanay i.a kulankan kulanka xigo guul hadii alle idmo
Force FC Honest boys

🚨 Kulanka Beri 🚨 HONEST BOYS AC 🆚 CEL SILIG AC⏰5:00PMFc Honest boys 💪💪🗓️ 3/10/2025📌JIMCO 🏟MINISHIBIYO Beri galabti  maxa...
02/10/2025

🚨 Kulanka Beri 🚨

HONEST BOYS AC 🆚 CEL SILIG AC
⏰5:00PM

Fc Honest boys 💪💪
🗓️ 3/10/2025

📌JIMCO
🏟MINISHIBIYO

Beri galabti maxaa noo rajeneysaa

FC Honest boys

full time Kulanka maantaHonest boys 0 vs 0 Wadani fc Axl kubada qeyb kamid ah ayaa qadanay i.a kulankan kulanka xigo guu...
26/09/2025

full time Kulanka maanta
Honest boys 0 vs 0 Wadani fc
Axl kubada qeyb kamid ah ayaa qadanay i.a kulankan kulanka xigo guul hadii alle idmo
Force FC Honest boys

Address

D. Yaaqshiid G. Banaadir
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when FC Honest boys posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category