Bashir mohamed

Bashir mohamed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bashir mohamed, Mogadishu.

Real Madrid πŸ†š Barcelonalugta labaad  Super CupWednesday :16 August πŸ“†12:00 ⌚saqda dhexe, Makah Channel Abu Dhabi πŸ“Ί, ON SP...
16/08/2017

Real Madrid πŸ†š Barcelona
lugta labaad Super Cup
Wednesday :16 August πŸ“†
12:00 ⌚saqda dhexe,
Makah Channel Abu Dhabi πŸ“Ί, ON SPORT
Saadaasha kabixi πŸ“πŸ“

LIVE KULANKA MANTA Barcelona vs real MadridTartanka super cop πŸ†Taarikhda 13/8/2017 πŸ“† Garonka camp now🏑 saacadaha 11:00 h...
13/08/2017

LIVE KULANKA MANTA
Barcelona vs real Madrid
Tartanka super cop πŸ†
Taarikhda 13/8/2017 πŸ“†
Garonka camp now🏑 saacadaha 11:00 habenimo β°πŸ•°
Saadasha kabixi πŸ“

  Madrid ayaana ku guuleysan doonta La Liga sida la saadaaliyay, Kombiyuutarada Gracenote ayaana bixiya mar walba saadaa...
11/08/2017

Madrid ayaana ku guuleysan doonta La Liga sida la saadaaliyay, Kombiyuutarada Gracenote ayaana bixiya mar walba saadaal macquul ah.

Min 90-dhibcood iney heli doonaan kooxaha Real Madrid & Barcelona sida saadaasha ku qoran balse Madrid ayaa ku guuleysan doonta La Liga markii labaad oo xiriir ah.
Adna maxay kulatahay waxaan filaya waad kuraacday sadashan

10/08/2017

  "Kuma dhamaystirni halkan πŸ’” Meeyey Midabki cadaa , meyey RamosπŸ’”πŸ’š meeday Farxadii Marcelo Kuma Arkayo Geeskayga bidix πŸ’”...
10/08/2017

"Kuma dhamaystirni halkan πŸ’” Meeyey Midabki cadaa , meyey RamosπŸ’”πŸ’š meeday Farxadii Marcelo Kuma Arkayo Geeskayga bidix πŸ’” Ma Garanayo siduu wakhtigu Markiiba isku badallay een ku imid durtadiiba halkan"

-Pepe oo jooga Meel an ku Haboonayn πŸ˜“

  PSG oo markaan diirada saaratay Kylian Mbappe πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡  Weerar yahanka reer France ayaa go’aansaday inuu isaga tago kooxd...
07/08/2017

PSG oo markaan diirada saaratay Kylian Mbappe πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡


Weerar yahanka reer France ayaa go’aansaday inuu isaga tago kooxdiisa Monaco kadib markii ay ka tageen kooxda xidigihii la qaaday horyaalka xiliciyaareedkii h**e.

L’Equipe ayaa baahisay in milkiilaha PSG uu markaan doonayo in kooxdiisa uu u sameeyo weerar seddex afle ah kaas oo ka kooban Cavani, Neymar iyo Mbappe

Wararka ayaa intaa ku daraya in Kylian Mbappe uu la dhacsanyahay mashruuca PSG, waxaana caawinaya go’aankiisa ku soo biiridii Neymar.

Wuxuuna u arkaa ka garab ciyaarida Neymar mid muhiim u ah waayihiisa, PSG ayaana haatan wada xaajood la bilaabaysa kooxda Monaco.

Kylian Mbappe ayaa noqon doona laacibka labaad ee ugu qaalisan aduunka kadib Neymar, Monaco ayaa horay u sheegtay in 180 milyan oo euro ay ku iibin doonto laacibkeeda.

 :- Zidane oo ku dhawaaqay Liiska uu ula Safrayo Mecedonia Iyo Halyeey Ronaldo oo Ku Jira.Warkaan Ka Qariya Reer Man Uni...
07/08/2017

:-
Zidane oo ku dhawaaqay Liiska uu ula Safrayo Mecedonia Iyo Halyeey Ronaldo oo Ku Jira.

Warkaan Ka Qariya Reer Man United Nasiibkiinaa qabtin

  oo dooneysa in saxiixa Draxler uga aargoosato PSG πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡  waxa ay qorsheneysaa in ay la soo wareegto   Draxler si ay ug...
07/08/2017

oo dooneysa in saxiixa Draxler uga aargoosato PSG πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡

waxa ay qorsheneysaa in ay la soo wareegto Draxler si ay uga aar gudato Paris Saint – Germain.

Paris Saint – Germain waxa ay Β£198million uga iibsatay Barcelona kabtanka Brazil ee .

Waxa ay iminka u muuqataa in Barca ay dooneyso xiddigga reer Germany in ay ku bedesho.

Sida laga soo xiganayo Bild, wakiilka Draxler, Roger waxaa lagu arkay Barcelona.


Ma cadda in uu dilaalku Barcelona u joogay wadaxaajood balse aayaha Draxler mugdi ayaa soo galay kaddib markii uu yimid Neymar.

23 jirka bishii Janaayo ayuu Β£38million ugu soo biiray PSG waxa uuna dhaliyey 4 gool.

Hase ahaatee, Barcelona waxaa ka go’an helidda badalka Neymar.

Bartilmaameedkooda kowaad waa Philippe Coutinho oo ku qaadanaya aduun dhan Β£120m.

 : Kooxda Barcelona oo €120m ku raadinaysa Paulo Dybala si uu booska Neymar u buuxiyo
05/08/2017

: Kooxda Barcelona oo €120m ku raadinaysa Paulo Dybala si uu booska Neymar u buuxiyo

  ka dhiiboπŸ‘‰πŸ‘‰   laacib midkood inu baxo waa lagu qasban yahay si loo keeno Mbappe πŸ‘ˆπŸ‘ˆπŸ‘ˆ         BBC kee ka saari laheed ad...
04/08/2017

ka dhiiboπŸ‘‰πŸ‘‰
laacib midkood inu baxo waa lagu qasban yahay si loo keeno Mbappe πŸ‘ˆπŸ‘ˆπŸ‘ˆ

BBC kee ka saari laheed adiga ????πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡

Manchester United markan waa BAXAR…(EEG labo SHAX oo dhammeytiran oo ay heysatoπŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡Manchester United ayaa soo liiceysay t...
04/08/2017

Manchester United markan waa BAXAR…(EEG labo SHAX oo dhammeytiran oo ay heysatoπŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡

Manchester United ayaa soo liiceysay tan iyo sidii uu xilka tababaranimo uga fariista Sir Alex Ferguson balse kooxda ayaa markan u muuqata inay markale cagaheeda ku istaagtay.

Mourinho ayaa sanadkiisii ugu horreeyay u gacan galiyay Red Devils Europe League iyo Carling Cup, balse iminka shaxdiisa waxay u muuqataa inuu xitaa soo xareyn karo Premier League iyo Champions League.


Kaddib saxiixyadii cusbaa uu dhawaan sameeyay Jose, Manchester United ayaa waxay heysataa labo koox oo dhammeystiran kuwaa oo badel fiican isku noqon kara isla markaana ay ciyaartoyda heli karaan nasiino fiican kulamada qaar.

DOODA JIMCAHA: Neymar oo No.10 u xiranaya PSG, ma u qalmaa in lagula wareegay 222 milyan oo euro????????
04/08/2017

DOODA JIMCAHA: Neymar oo No.10 u xiranaya PSG, ma u qalmaa in lagula wareegay 222 milyan oo euro????????

Address

Mogadishu

Telephone

+252615600869

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bashir mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bashir mohamed:

Share