06/09/2026
FT: Everton 2-2 Manchester United
Manchester United ayaa markale iska lumisay 3-da dhibcood.
United ayaa ciyaarta hoggaanka qabatay, Mbeumo ayaa 46โ dhaliyay, laakiin Everton ayaa qeybtii dambe cadaadis badan saartay.
Sesko ayaa 88โ United u keenay goolka labaad, waxayna u muuqatay in 3-da dhibcood Old Trafford la geyn doono balse last Second Everton ayaa heshay goolka barbaraha.
Dhibka heesto ciyaartoyda waa markasta oo ay hogaan qabtaan malahan mas uuliyada mid kasta wuu is dhigtaa.
-Maankiz