03/08/2024
😭😭
Dhacdo xanuun badan.
Wiil shalay kusoo dhaweeeyay xaaskiisa iyo 3 carruur ah oo uu dhalay oo dalka dibeddiisa ku maqnaa ayaa sida la sheegay gabadhii ku dhimmatay weerarka arxan darrada ah ee ka dhacay xeebta Liido.
Caawa markii ay damceen in ay u damaashaad tagaan xeebta Liido, waxaa ku dhacay musiibo ka qorneyd xaga Alle, waxaana geeriyootay xaaskiisa isaguna waa dhaawac oo waxa la geeyay mid ka mid ah isbitaallada magaalada Muqdisho.
Xaqiijinta warkaan waan ku daba jirnaa, waxii kasoo kordhana waan idin la wadaageynaa.
Cali Aadan Muumin