Somali Chess Federation

Somali Chess Federation Somali Chess Federation Chess is a one Sports with play for people

06/10/2018

It is bordered by Ethiopia to the west, Djibouti to the northwest, the Gulf of Aden to the north, the Indian Ocean to the east, and Kenya to the southwest.

05/09/2018

Magaalada Muqdisho waxaa ka socda diyaar garow xoogan oo ay ku jiraan ciyaartoy ka socota Soomaaliya oo ka qeyb gelaya tartanka caalamiga ah ee ciyaaraha Shataranjiga kaasi oo ka dhacaya magaalada Batumi oo ka tirsan dalka Georgia.

05/09/2018

According to the decisions taken by the 2015 Abu Dhabi FIDE Executive Board and the 2016 Moscow FIDE Presidential Board and after clarifications of the FIDE WCOC Commission and FIDE Anti cheating Committee that were applied in the 2016 Baku World Chess Olympiad, the Anti-cheating measures and proced...

30/07/2017

Guddiga fulinta xiriirka Shataranjiga Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, wuxuuna shirkiisa ku doortay ilaa afar guddi oo ka shaqeya howlaha kala duwan ee xiriirka Shataranjiga Soomaaliya.

17/01/2017

There shall be no any political or governmental interference with the rights of the federation or with its individual Associates, like clubs, regions Schools or Universities.

13/01/2017

Xaflad kooban oo maanta lagu qabtay xarunta iskuulka Hoose, Dhexe ee Dhagax Tuur ayaa xiriirka cayaaraha Cheeska Soomaaliyeed waxaa uu qalab isboorti ku wareejiyay maamulka iskuulkaas, iyadoo qalabkaan uu yahay mid ardayda lagu bari doono ciyaaraha Cheeska oo markii ugu horeysay iskuulaadka dalka…

27/12/2016

Growing up in Hungary as a chess prodigy in a poor family, Susan Polgar wanted to challenge herself physically but lacked the resources for organized workouts at a gym.

20/12/2016

Maamulka Somaliland ayaa markii ugu horeysay magaalada Hargeysa ku qabtay tartan ku saabsan ciyaaraha Shataranjiga, iyadoo kooxo ka socda gobolada ay u tarta...

12/12/2016

On December 12 Kirsan Ilyumzhinov and the 12th World champion Anatoly Karpov took part in the Opening ceremony of the Chess tournament among children in honor of the 25th anniversary of the Republic of Kazakhstan Independence organized by akimat of Astana.

05/12/2016

Russian chess master Yuri Yeliseyev, 20, has died after apparently plunging from a balcony on the 12th floor of a Moscow apartment block.

03/12/2016

Xiriirka Shataranjiga Soomaaliya ayaa hambalyo u diray dhallinyarada munaasabadda 15-ka May, isagoona baaq gaar ah u diray dhallinyarada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Address

Somalichess@hotmail. Com
Mogadishu
252

Telephone

615960162

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Chess Federation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share