Zubeer Abdullahi

Zubeer Abdullahi ku sodhawaaw sports page haddii ay tahay markii kugu h**eysay follow nagu sharaf mahadasnid Zubeer

29/12/2023

Garsoorkii dhex-dhexaadinayay kulankii maanta ee Koobka maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

🚨 Sam Allison ayaa noqon doona garsoorihii ugu h**eeyay ee madow ah ee dhex dhexaadiya Premier League muddo 15 sano ah -...
16/12/2023

🚨 Sam Allison ayaa noqon doona garsoorihii ugu h**eeyay ee madow ah ee dhex dhexaadiya Premier League muddo 15 sano ah - waana garsooraha labaad ee taariikhda. 👏🏾
Waxaa cad in aysan waxba ka jirin in nin la jeclaado

11/10/2023

Xidigaha Xulka Qaranka ayaa shalay sameeyay Tababarkoodi ugu h**eeyay ee dalka Marooco.

03/10/2023

1- go’aankan si dhaqso ah ayaa lagu gaaray oo daganan kumeysan jirin

2- VAR team ka waxa ay Check sameyen ayaga oo aanan ogen go’aanka iyo waxa garoonka ka dhacay
Oo sida aad maqli kartan reply operator ka oo aanan garsor xita aheyn ayaa u shegay in on-field decision ka uu ahaaa offside kaas oo goal lagu diiday

3- Marse ciyaarta hadii ay dib u bilaabato VAR Protocol ka ma qabo in uu VAR soo faragalin karo ama xita garsoorka go’aankisi h**e ka laaban karo marka laga reebo Xaalado oo qaas ah oo ay ka midyihiin in qof Jaale ama roose qalad ah la siiyo, xaalado la xirira roose sida violent conduct ama caay lafa gaar ah oo kaliya

4- ciyaarta hadii uu garsooraha dhameyo dabadeda uu VAR ka sheego in tusale Penalty jirto iyada waala ogolyahay waayo ciyarta markas dib meysan u bilaaban, kaliya waxa shardi ah in aysan ciyarta dib u bilaaban

30/09/2023

FIFA MA COURSE

Waxay ahayd 5 maalin oo u dhiganta 100 maalin Mahadsanidiin macalimiinteena🙏🏽🙏🏽Alisaid Mohamed FIFA InstructorBoubaker h...
27/09/2023

Waxay ahayd 5 maalin oo u dhiganta 100 maalin
Mahadsanidiin macalimiinteena🙏🏽🙏🏽Alisaid Mohamed FIFA Instructor

Boubaker hannachi FIFA Instructor

Alxamdullah manta waxa ino bilawday MA coursigii ay sanad walba FIFA u qabato garsoorka somaliyed .Siminaarkan 5days ayu...
23/09/2023

Alxamdullah manta waxa ino bilawday MA coursigii ay sanad walba FIFA u qabato garsoorka somaliyed .

Siminaarkan 5days ayu socon dona manta oo bilaw ahna waxa ka gudubnay Orodkii sanadlaha ahaa.

Jimco wanaagsan ❤️📸
22/09/2023

Jimco wanaagsan ❤️📸

🟨Yellow card or 🟥Red card?
12/08/2023

🟨Yellow card or 🟥Red card?

Wanaaga kaa buuxa waa inuu gubi karaa xumaanta kugu hareereysan
04/08/2023

Wanaaga kaa buuxa waa inuu gubi karaa xumaanta kugu hareereysan

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zubeer Abdullahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Zubeer Abdullahi:

Share