Bulsho Youth Academy

Bulsho Youth Academy In la helo ciyaartoy heer sare ah oo dalkooda anfaca kana qeyb qaata tartamada ciyaaraha kala duwan, kuna barbaaray ciyaaraha.

To find top players who will benefit their country and take part in various sports competitions and grow up in sports.

Yaad ka Taqanaa Ragan
24/08/2026

Yaad ka Taqanaa Ragan

Sawirka Jimcaha
21/08/2026

Sawirka Jimcaha

“Nostra cara sorella Valentina, ti teniamo nel cuore.” ❤️“Our dear sister Valentina, we hold you in our hearts.” ❤️
19/08/2026

“Nostra cara sorella Valentina, ti teniamo nel cuore.” ❤️
“Our dear sister Valentina, we hold you in our hearts.” ❤️

Ciid Wanaagsan Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed waxaan idinku hambalyaynaynaa dhalashada maalinta barakaysan ee Ciidul Fitr...
19/03/2026

Ciid Wanaagsan
Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed waxaan idinku hambalyaynaynaa dhalashada maalinta barakaysan ee Ciidul Fitriga.

Alle ha inaga aqbalo Acmaasha suuban ee Ramadan.

EID MUBARAK TO YOU ALL !
Fans.

24/12/2025

What A Pass Alpha

Gaabshe  Kaka  iyo  Coonka sawirka Galabta
14/12/2025

Gaabshe Kaka iyo Coonka
sawirka Galabta

Hambalyo Bulsho Youth Academy 2 - 1 Shareeco Academy.
12/12/2025

Hambalyo Bulsho Youth Academy 2 - 1 Shareeco Academy.

Guud ahaan Akademiyada waxan tacsi tiiraanyo leh udireynaa  bahda Kubadda Cagta & reerkiisa geeridii ku timid Macalinka ...
05/12/2025

Guud ahaan Akademiyada waxan tacsi tiiraanyo leh udireynaa bahda Kubadda Cagta & reerkiisa geeridii ku timid Macalinka Akademiyada SIB Ac iyo Mamulka iyo Ciyqartoyda akademiyada SIB Ac Wuxuuna ku Geeriyuuday Bada Liido waxaa leenahay Samir iyo Iimaan ALLAH ka siiyo dhamaan bahda Kubadda Cagta A

Hambalyo Garsooer Omar Abdulkadir Artan oo ku guuleystay Garsooraha ugu wanaagsan Afrika oo dhan.Waxaan leennahay horey ...
20/11/2025

Hambalyo Garsooer Omar Abdulkadir Artan oo ku guuleystay Garsooraha ugu wanaagsan Afrika oo dhan.

Waxaan leennahay horey u soco oo noqo kii dalkeenna meel sare gaarsiiya

Address

Mogadishu
252

Opening Hours

Tuesday 14:00 - 15:55
Thursday 14:00 - 15:55
Sunday 14:00 - 15:45

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bulsho Youth Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bulsho Youth Academy:

Shortcuts

Share

Category