Abdirizak mahamud

Abdirizak mahamud Ku Soo Dhawaada Asxaabta Qaaliga AhMar Walipa Waxaan Idiin Soo Gudbin Doonaa Waxaad Ka Heshaan Insha,allah sports

09/11/2020

Scw

Gaari BL ahaa oo aan cawa ka soo raacay Yaaqshiid waxaa ka daarnaa hees aad u macaan oo ereyadeeda ay ka mid ahaayeen.Sa...
22/04/2020

Gaari BL ahaa oo aan cawa ka soo raacay Yaaqshiid waxaa ka daarnaa hees aad u macaan oo ereyadeeda ay ka mid ahaayeen.
Sammaantaada gacaloy
Sinna looma helayoo
Dhaayo cidi ma saarinoo
Sooyaal ma sheegin.

Gabar wadaad iska dhigeysa oo indha shareer xiran ayaa tiri"waryaa darawal alle ka baq oo munkarka naga demi.
Darawalkii ayaa yiri"rikoorka igama kireysan ee kursiga aad fadhiso keliya ayaa kuu kireysan munkarna wax k**a ogide cidiyaha ha igu soo taagin.

Intii dooddu socotay ayaa teleefankii ay sidatay soo dhacay waxaana u saarneyd heesta.
War hadaadan Tumeyn
Ama aadan tageyn
Taswiir camal u taagan tahay
Ma tiirkii magaaladaa tahay.

Darawalkii ayaa inta qoslay yiri"balaayo ku tuntaye iiga deg gaariga tiir alle kaa dhig ma munkaraa munkar ka fiican.

Gabadhii ayaa tiri"adeer ha isku bogin sahal igu tumi meyside tiirka iisoo dhacayna waa adigoo kale.
🤣🤣🤣

17/03/2019

sheeko Qosol Badan Funny 🤣🤣🤣
Gaari baa wuxuu galay shil xun kadibne dadkii kujireen gaariga badanaa way dhinteen, 2 nin oo cabtooy baa kusoo leexdeen meeshii shilkii kadibne waxay arkeen nin gacanta ka go'ay oo ooynaayo oo dhahaayo, ala gacanteydii, ala gacanteydii, cabtooy hasoo boodee kulahaa, “Waraa oohinta naga dhaaf, ninkaas xaga jiifo sow ma aragtid, madaxa ayuu ka go'ay mana ooynaayo ee shib naga dheh” 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

salaanta usaar cankaaga hooyo
25/01/2016

salaanta usaar cankaaga hooyo

salaanta usaar calnkaaga hooyo
25/01/2016

salaanta usaar calnkaaga hooyo

08/01/2016

bal daawo qaladaadkawariyayaasha

05/01/2016

maxey katiri hodan cabdiraxmaan muqdisho

all the best
05/01/2016

all the best

Address

Laba Dhagax
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirizak mahamud posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdirizak mahamud:

Share

Category