Cabaas Aadan muuse

Cabaas Aadan muuse Boggani waa page-keyga saxda ah anigo ah cabaas aadan muuse waxaan ku leyahay kuso dhawaw mahadsanid

Mahadsanidiin dhammaantiin 💙🤍Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelinayaa dhammaan qoyska Heegan SC: ciyaartoyda aan wad...
14/08/2026

Mahadsanidiin dhammaantiin 💙🤍

Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelinayaa dhammaan qoyska Heegan SC: ciyaartoyda aan wada ciyaarno, tababarayaasha, maamulka, shaqaalaha kooxda, taageerayaasheenna qiimaha badan iyo dhammaan dadkii na garab istaagay intii lagu jiray xilli ciyaareedkan.

Taageeradiinna, dhiirrigelintiinna iyo kalsoonidiinna waxay na siisay awood aan ku sii wadno dagaalka, xitaa xilliyadii adkaa. Ciyaar kasta, tababar kasta iyo dhammaan waqtiyadii aan wada qaadanay waxay ahaan doonaan xusuus aan weligeen illoobi doonin.

Mahadsanidiin dhammaan intii nagu kalsoonayd oo mar walba kooxda garab istaagtay. Heegan SC waa qoys, waxaana wadajir ahaan nahay kuwo ka xoog badan. 💙🤍

Taageerayaasheenna oo dhan: waad ku mahadsan tihiin jacaylkiinna iyo daacadnimadiinna. 💙🤍

Insha’Allah, waxaan isugu soo laaban doonnaa caqabado cusub iyo guulo cusub. 💪⚽️

Heegan SC 💙🤍

Reeraha Africanta hadii aadan shaqeenin hadalkaaga madhageesanayaanSabatoo ah waxey umaleeyan in hadii adan shaqo heynin...
29/07/2026

Reeraha Africanta hadii aadan shaqeenin hadalkaaga madhageesanayaan

Sabatoo ah waxey umaleeyan in hadii adan shaqo heynin maskaxdaada zero tahay😅😂

Markuu qof kuweydiiyo maxaad Saaxiibadaadi h**e ee aad kala tagteen ula sheekeeysanesaa wali,waxaad  ii weydiisaa  walig...
25/05/2026

Markuu qof kuweydiiyo maxaad Saaxiibadaadi h**e ee aad kala tagteen ula sheekeeysanesaa wali,

waxaad ii weydiisaa waligaa waraaqadihii h**e ee imtixaanka Revision ( Muraajico ) ahaan ma u isticmaalin miyaa ?
🫣😂

Cabaas Aadan muuse

Xushmad daradu waa marka aad gabar sxbta aad funanada hadiyad usiiso Kadib malinta xigta aa baheed ku aragto🙆‍♂️😂Cabaas ...
21/05/2026

Xushmad daradu waa marka aad gabar sxbta aad funanada hadiyad usiiso Kadib malinta xigta aa baheed ku aragto🙆‍♂️😂

Cabaas Aadan muuse

Adigoo xaas_qaba Inaad gabar kale shukaansatoMacnaheedu ma ahan inaadan xaaskaga jeclayn Lkn waa sida adigoo gaari leh o...
19/05/2026

Adigoo xaas_qaba Inaad gabar kale shukaansato
Macnaheedu ma ahan inaadan xaaskaga jeclayn
Lkn waa sida adigoo gaari leh oo mararka qaar taxi
kiraysta si lugaha baaburkaga aad udhaqalaysato
My sis waxba hau arkin naag jidka lagula soo hdlay🫣😂

Markii aad gabar African ah aad kudhahdid  waan kujeclahayIsla markiiba waxey noqoneeLacag la,aan , Taleefon la,aan , In...
15/05/2026

Markii aad gabar African ah aad kudhahdid waan kujeclahay

Isla markiiba waxey noqonee

Lacag la,aan , Taleefon la,aan , Internet la,aan , Iyo Guri la,aan

Naag walbo waxey dooneysaa ineey guursato nin Hantiila ahWal walka iheeysto ayaa wuxuu yahay Yaa guursan doono kuwaad sh...
14/05/2026

Naag walbo waxey dooneysaa ineey guursato nin Hantiila ah

Wal walka iheeysto ayaa wuxuu yahay
Yaa guursan doono kuwaad shiidka kadhigteen 😏

Cabaas Aadan muuse

03/02/2026
Asc Dhamaan Maamulka Taageeraha Degamda kaaraan waxan idin Ka Raali galineeynaa Aniga Iyo Ciyartooydeeyda Wixii shalaay ...
29/10/2025

Asc Dhamaan Maamulka Taageeraha Degamda kaaraan waxan idin Ka Raali galineeynaa Aniga Iyo Ciyartooydeeyda Wixii shalaay dhacay Ma Aheyn Waxaad Noga Barteen balse Wax Kasta waa Qadarka ALLE SWC
Cidna Isma Dheheeynjn kaaraan ayaa meshaan Kusoo Hareyso Wan Dadaalney Balse Qadarkaa Qoran oo lama dhaafi karin
Waxan halkan ugu mahad Celinayaa gud ahaan Maamulka Waxan Rajeynaa In Anagoo Sidan ka Fican aan ku Soo Laaban Doono Sandka Xigo I.A

"Sida keliya ee aad ku dareemi kartid inaad ka h**eyso dadka qaar waa iney xilli qado ku tahay marka ay iyagu utahay qur...
25/10/2025

"Sida keliya ee aad ku dareemi kartid inaad ka h**eyso dadka qaar waa iney xilli qado ku tahay
marka ay iyagu utahay quraac✌"

Wan ku faraxsanahay markale ina kaso muqdo saaxada macalinimo oo aan usii shaqeeyo dhalinyarteyda ugana faa'ideyo Inta yar ee aan ka ronahay una abuuro fursad ay kuso bandhigan hibadooda ciyaareed⚽️ 😍
marwalbo iyo meel walba garabkiina ahay Walaalahey ✊

Viva KAARAAN⚽️💪✊

Address

Mogadishu

Telephone

+252616344654

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabaas Aadan muuse posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cabaas Aadan muuse:

Shortcuts

Share

Category