Waasuge Show

Waasuge Show Falanqeynta Ciyaaraha, Madadaallo, Warbixino Iyo Arimaha Bulshada Kala Soco Halkaan..

RASMI: RC Strasbourg ayaa Lasoo Wareegtay Goolhaye  Filip Jorgensen waxoona kasoo dhaqaaqay Naadiga Chelsea
09/08/2026

RASMI: RC Strasbourg ayaa Lasoo Wareegtay Goolhaye Filip Jorgensen waxoona kasoo dhaqaaqay Naadiga Chelsea

09/08/2026

Furitaanka Somalia youth football academy ayaa laga daahfuray degamda dharkeenley da,da 13 sano ilaa 5-sano jirka waana maalmaha qamiis iyo jimco waxaana daahfurka ka soo qaybgalay gudoomiyaha sportga dagmada dharkeenley iyo kan wadajir iyo waalidiinta waxaana qudbadaha ka jeediyeen labada gudoomiye sport iyo qaarka mid ah waalidiinta dhalay caruurta

Ferran Torres ayaa heshiiska shaqsiga ah la gaaray  Paris Saint-Germain.
08/08/2026

Ferran Torres ayaa heshiiska shaqsiga ah la gaaray Paris Saint-Germain.

SAWIRRO: Kulan is dhexgal ah ayaa lagu qabtay  garonka hospital madiino Ee. Degmada wadajir Kulanka ayaa dhaxmaray Jaali...
08/08/2026

SAWIRRO: Kulan is dhexgal ah ayaa lagu qabtay garonka hospital madiino
Ee. Degmada wadajir
Kulanka ayaa dhaxmaray
Jaaliyada s.sudan
Iyo dhalinyarada caanka ka ah social media
Kulanka waxaa soo qaban qaabiyay
Bahda ciyaaraha Degmada Hodan.

RASMI: Nottingham Forest ayaa dhameestirtay heshiiska Ousmane Diomande Oo kasoo dhaqaaqay Naadiga  SportingWaxeeyna ku s...
08/08/2026

RASMI: Nottingham Forest ayaa dhameestirtay heshiiska Ousmane Diomande Oo kasoo dhaqaaqay Naadiga Sporting

Waxeeyna ku sooqaateen €𝟒𝟎𝐌

RASMI: Arsenal Ayaa Soobandhigtay saxiixa Bruno Guimarães
08/08/2026

RASMI: Arsenal Ayaa Soobandhigtay saxiixa Bruno Guimarães

RASMI:  Liverpool Ayaa Heshiis amaah ah kula soowareegtay Daafacii Barcelona Ronaldo Araujo
08/08/2026

RASMI: Liverpool Ayaa Heshiis amaah ah kula soowareegtay Daafacii Barcelona Ronaldo Araujo

RASMI: Manchester City ayaa Lasoo Wareegtay Goolhaye lama kasaay ah Gero Rulli
07/08/2026

RASMI: Manchester City ayaa Lasoo Wareegtay Goolhaye lama kasaay ah Gero Rulli

RASMI: Micky van de Ven Oo Heshiis Cusub usaxiixay Tottenham
07/08/2026

RASMI: Micky van de Ven Oo Heshiis Cusub usaxiixay Tottenham

RASMI: Chelsea Ayaa dhameestirtay heshiiska Pep Chavarría waxeeyna kasoo bixiyeen Aduun Lacageed €19m iyo  €2m Oo ku xer...
07/08/2026

RASMI: Chelsea Ayaa dhameestirtay heshiiska Pep Chavarría

waxeeyna kasoo bixiyeen Aduun Lacageed €19m iyo €2m Oo ku xeran bandhiga Laacibka

Address

Hodan_km 4
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waasuge Show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category