Nimco Magan

Nimco Magan Magacayga waa NImco Abdulahi Aadan
waxaan ahay Suxufiyad ka shaqeysa arimaha sports

26/01/2019

€€€€€€€€😲💥

Sher plz💥

Waiting For Arsenal TVSoo Qabo Qof aad Ka Dhax Aqoonsatay Dadkaan😂💥
26/01/2019

Waiting For Arsenal TV

Soo Qabo Qof aad Ka Dhax Aqoonsatay Dadkaan😂💥

Happy New year all funs and friendsWaqti Laqaado Gacalkaaga😍Please Like and sher thanks.
01/01/2019

Happy New year all funs and friends
Waqti Laqaado Gacalkaaga😍

Please Like and sher thanks.

Kuba'da Cagta Waa farxad Kaa Maqan Iskuday inaad Dheesho Si Aad U Hesho Farxadaas
31/12/2018

Kuba'da Cagta Waa farxad Kaa Maqan Iskuday inaad Dheesho Si Aad U Hesho Farxadaas

Romelu Lukaku  ayaa la xaqiijiyay in uu ka maqnaan doono Manchester United labada kulan ee uga harsan horyaalka Preimer ...
09/05/2018

Romelu Lukaku ayaa la xaqiijiyay in uu ka maqnaan doono Manchester United labada kulan ee uga harsan horyaalka Preimer Leagea ee ay wajihi doonan kooxaha Watford iyo West ham United.

Laakiin ciyaaryahanka reer Belgium ayaa fursad u heysta in uu ka soo muuqdo finall-ka tartanka FA Cup-ka.

 Hadii ay dhici laheed in Ciyaaryahan weyn aad Afkaaga kaga fadhiisiso Ciyaaraha, Tolow yaad la boodi laheed ?
08/05/2018



Hadii ay dhici laheed in Ciyaaryahan weyn aad Afkaaga kaga fadhiisiso Ciyaaraha, Tolow yaad la boodi laheed ?

Liverpool ayaa la soo saxiixan doonta Sami Khedira oo ay ka soo qaadaneyso Juventus hadii kooxda reer Talyaani ay qaaday...
08/05/2018

Liverpool ayaa la soo saxiixan doonta Sami Khedira oo ay ka soo qaadaneyso Juventus hadii kooxda reer Talyaani ay qaadayo Emre Can.

Can ayaa qandaraaskiisa uu dhici doona xilli ciyaaredkan marka uu dhamaado.

Barcelona ayaa koox waliba oo LaLiga kaga hortimaada la dhaceysay seefta .Waxay u badan tahay in xilli  ciyaaredkan  iya...
07/05/2018

Barcelona ayaa koox waliba oo LaLiga kaga hortimaada la dhaceysay seefta .

Waxay u badan tahay in xilli ciyaaredkan iyaga oo aan dhinacooda dhulka la dhigin ay qaadi karan horyalka.

Spanish champions 🔵🔴

(Cartoon by Omar Momani)

DHAMAAD : Barcelona 2-2 Real Madrid. Mr Unstoppable  Ronaldo  hal gool, Mr Magic Messi Hal gool.Malaha Waaba la heshiiya...
06/05/2018

DHAMAAD : Barcelona 2-2 Real Madrid.

Mr Unstoppable Ronaldo hal gool, Mr Magic Messi Hal gool.

Malaha Waaba la heshiiyay.

Garth Bale Jawaab fiican.BARCA 2-2 Real.Malaha sidaan ayeeyba Noqon kartaa mid ku dhamaata ciyaarta !
06/05/2018

Garth Bale Jawaab fiican.

BARCA 2-2 Real.

Malaha sidaan ayeeyba Noqon kartaa mid ku dhamaata ciyaarta !

Address

Darusalaam Salam Sterat
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nimco Magan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share