01/08/2024
Kani waa guruubkeenna cusub ee Fantasy oo la magac baxay " FC JUBBA" saaxiibbadeenna xiiseeyo Fantasy-ga kusoo biira guruubkeena!
Inta uusan bilaawan premier League-ga qofkii wax iskuhaayo ha iskeeno oo soogala guruubka.
Mogadisho🇸🇴
CLASSIC CODE: cczjzj
H2H CODE: hcq0du
NAIROBI🇰🇪
CLASSIC : ynor3k
H2H : wfl27z
Uwac saaxiibkaaga isticmaalo Fantasy-ga si uu noogu soo biiro🤝
Lawadaag saaxiibadaa.