Haaruun macruf

Haaruun macruf Halkaan kala soco wararka update ka ah e kooxda faca weyn ee Arsenal kuso Dhawaw Arsenal fanis🔥COYG mahada sanid���

kusoo dhawaaw Waa Haarun Macruuf Waxaan Bixiyaa Adeegyo Badan Cosmetics, Shoping Iyo Adeegyo Dheeri Ah Ila Saxib Fadlan Like Saar Page Ka Follow Neh Isoo dheh.

Garsoore: Anthony Taylor ayaa dhex dhexaadin doona Arsenal 🆚️ Manchester United.Dhanka VAR na: Jarred Gillett.
29/08/2023

Garsoore: Anthony Taylor ayaa dhex dhexaadin doona Arsenal 🆚️ Manchester United.

Dhanka VAR na: Jarred Gillett.

Kaliya 3 maalmood ayaa ka harsan isku aadka Champions League… yaad dooneysaa inaad ku aragto group-ka Arsenal,⁉️
28/08/2023

Kaliya 3 maalmood ayaa ka harsan isku aadka Champions League… yaad dooneysaa inaad ku aragto group-ka Arsenal,⁉️

West Ham ayaa ku qarash gareysay lacagtii Declan Rice dib u dhiska khadkeeda dhexe,Kwrn lacgtii Rice intaan xidig hadaan...
28/08/2023

West Ham ayaa ku qarash gareysay lacagtii Declan Rice dib u dhiska khadkeeda dhexe,

Kwrn lacgtii Rice intaan xidig hadaan kusoo ibsan lahey, mid waa labr 8,mid waa labr 6, midna waa labar 10 ama 7,,🥺

“Kooxdan Arsenal uma baahna isbedel waali ah ama xeelad xeeladeed oo qurux badan. Waxa ay noqdeen kuwa u tartamaya horya...
28/08/2023

“Kooxdan Arsenal uma baahna isbedel waali ah ama xeelad xeeladeed oo qurux badan. Waxa ay noqdeen kuwa u tartamaya horyaalka iyaga oo wata koox dhalinyaro ah oo cajiib ah oo ay ka buuxaan ciyaartoy aqoon u leh doorkooda mana jirto sabab wax loogu badalo ilaa xad”.

Waxaan u maleynayaa in Mikel Arteta ay tahay inuu dib ugu laabto aasaaskii h**e kulanka Manchester United ka dib xoogaa isbadal ah oo kooxda kutimid . 🧐

Booska Xhaka Rica ,,Booska Aaron Raya,

Kwrn shaxdaan kulanka United malinta Axada, ⁉️

2nd yellow card                            Not a 2nd yellow card                           Make it make sense 🤷‍♂️
27/08/2023

2nd yellow card Not a 2nd yellow card

Make it make sense 🤷‍♂️

Natiijadii shalay ma ahayn tii aan dhamaanteen rabnay laakiin in Gabriel Jesus uu dib u soo laabto ayaa ah mid aad u way...
27/08/2023

Natiijadii shalay ma ahayn tii aan dhamaanteen rabnay laakiin in Gabriel Jesus uu dib u soo laabto ayaa ah mid aad u wayn, gaar ahaan kulanka Manchester United ee soo socota.

Emirates will be bouncing. We’ll be ready.💪💪

Good Luck Kieran Tierney 😍👏
27/08/2023

Good Luck Kieran Tierney 😍👏

27/08/2023

Ninkaan Kenyaanka ah wuxuu leeyahay: "Soomaaliyeey waad na waalaysaan ee wax na fahamsiiya, Wiilasha Soomaalida ah ee Catar, Barafuun iyo qashin qashin yar dariiqa ku iibinaya waxay wataan Iphone 14 ProMax, gabadha Soomaalidaa ee Sambuus iyo bur iibinaysa waxay wadataa Iphone 14, sidee ku dhacdaa wax I fahamsiiya".

Ninka wuu wareeraye qaabka hala fahamsiiyo.

This team against United is all I’m asking for.No more Partey at right-back PLEASE 😭
27/08/2023

This team against United is all I’m asking for.

No more Partey at right-back PLEASE 😭

Hal eray ku sifee ninkan waxqabadkiisii ​​shalay⁉️
27/08/2023

Hal eray ku sifee ninkan waxqabadkiisii ​​shalay⁉️

Yaad ku soo bilaabi lahayd Booska [ LCM ]ee kulanka soo socda ee Arsenal ay la ciyaari doonto Manchester United,⁉️🇩🇪 Kai...
27/08/2023

Yaad ku soo bilaabi lahayd Booska [ LCM ]ee kulanka soo socda ee Arsenal ay la ciyaari doonto Manchester United,⁉️

🇩🇪 Kai Havertz
🇵🇹 Fabio Vieira
🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 Emile Smith Rowe

Faaladaada Hoos noogu reeyb,👇

Address

Mogadishu

Telephone

+252615820173

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haaruun macruf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Haaruun macruf:

Share