STANDER GYM

STANDER GYM Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from STANDER GYM, Gym/Physical Fitness Center, Dabka, Makal-Mukaramah Road Opposite Midnimo Supermarket, Mogadishu.

Dhamaan macaamiisha STANDER GYM waxaan ogeesinenaa in   qeybta wadada Makah-Al-Mukarama kasoo horjeedka   ay furantahay ...
03/03/2019

Dhamaan macaamiisha STANDER GYM waxaan ogeesinenaa in qeybta wadada Makah-Al-Mukarama kasoo horjeedka ay furantahay shaqadana ay sideeda usocoto

02/03/2019



27/01/2019

Stander GYM waxaa ka go,an rumeynta riyooyinka dhalinyaradeena ee ku,aadan qurxinta jirkooda iyo yareynta miisanka culus

Waxaan kuuhaynaa macalimiin wanagsan iyo qalab tayoleh

Stander GYM wuxuu kuyalaa wadada Makah-Al-Mukarama kasoohojedka

Mudo ayuu kutaamayay in uu Jirkiisa dhiso markii ugu horeysayna waxa uu Jirdhis kabilaabay STANDER GYM maantana waa mid ...
09/12/2018

Mudo ayuu kutaamayay in uu Jirkiisa dhiso markii ugu horeysayna waxa uu Jirdhis kabilaabay STANDER GYM maantana waa mid kamid ah Macalimiinta STANDER GYM

waxaa inaga go'qn inaan dhalinyarada kasaacidno sidii aan ugu caawinlaheyn yareynta miisaanka jirka ee culus iyo dhisitaanka jirka

Kusoodhawow Stander GYM goob kuwanagsan Jirdhiska iyo yareynta miisaanka jirkaaga Rag iyo Dumarba waydhigan karaan waxaa...
17/11/2018

Kusoodhawow Stander GYM goob kuwanagsan Jirdhiska iyo yareynta miisaanka jirkaaga

Rag iyo Dumarba waydhigan karaan waxaana la,idinku soodhawynayaa qiimo idin raaligaliya

22/10/2018

Stander GYM goob aad kaheleyso qalab tayo wanagsanleh oo kuhaboon jirdhiska iyo yareynta miisanka jirkaaga

👉💪💪💪   STANDER GYM👉💪💪💪  .                💪💪💪💪
09/04/2018

👉💪💪💪 STANDER GYM👉💪💪💪
. 💪💪💪💪

Address

Dabka, Makal-Mukaramah Road Opposite Midnimo Supermarket
Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:00 - 22:00
Tuesday 06:00 - 22:00
Wednesday 06:00 - 22:00
Saturday 06:00 - 22:00
Sunday 06:00 - 22:00

Telephone

+252615468622

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when STANDER GYM posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to STANDER GYM:

Share