Football CLUB Amaana

Football CLUB Amaana Football club Amaana is a team which scuppered at district Yaqshid specially department of Heegan Mogadishu-Somalia

07/03/2026

Waxaan ku jirnaa Bishii Barakeysaneed ee Ramadaan Aan u wada duceyno lagend kooxda Fc Amaana wllken Fahad Mohamud Ibrahim ( Deyniile ) waxaan ku jirnaa tobankii dhaxe ee Alle dartiis Aan ugu so duceyno Wllken🤲🤲

Dhamaan Kooxda sahan fc & coach Adan Taakow
Mahadsanidiin

02/06/2021

🥰🥰Malin wanagsan asxabta🥰🥰

Shiiq liibaan
02/06/2021

Shiiq liibaan

05/05/2021
Alxm alxm marka labad dhamman ciyartoyda iyo tagerayasha Amaana fc guushi aan garnay maanta hambalyo Kulanka waxa oo u d...
02/05/2021

Alxm alxm marka labad dhamman ciyartoyda iyo tagerayasha Amaana fc guushi aan garnay maanta hambalyo
Kulanka waxa oo u dhaxeye
Amaana fc iyo somali star. 2:1
Goalasha ka kala helnay
Yasiin pogba ⚽
Cumar dacayey ⚽

Markasto waxa idin rajeyna farxad iyo hormar wacan

Insha allah

Hamplyo my team
21/03/2021

Hamplyo my team

Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo  dhamaan ciyaartoyda naadiga fc.Amaana iyo tageerayasha dal iyo diwadba waxaan ugu Hambali...
21/03/2021

Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo dhamaan ciyaartoyda naadiga fc.Amaana iyo tageerayasha dal iyo diwadba waxaan ugu Hambaliyenayaa sanad guuradii 8aad ee naadiga faca weyn ee fc.Amaana oo ku beegan maanta oo eh 21/03/2021

Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo


Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo


Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo

Dhamaan tageerayaasha kooxda fc.Amaana waxaan Galabta soo ciyaarnay kulan aweey ah waxa ku so ciyaarnay deeganka Gubadle...
26/06/2020

Dhamaan tageerayaasha kooxda fc.Amaana waxaan Galabta soo ciyaarnay kulan aweey ah waxa ku so ciyaarnay deeganka Gubadley ee duleedka magaalada muqdisho waxaana la soo ciyaarnay koox ka dhisan degankaas waxee ciyaarta neh ku so idlaatay fc.Gubadley 3-2 fc.Amaana sidaas waxee guusha ku raacaday kooxda aan u martinay fc.Gubadley
laba gool waxaa kooxda usoo celiyey
Abuukar leega⚽️⚽️
forca my team fc.Amaana guul iyo guul darada
guul darada wa furaha guusha keep goning one of the best team fc.Amaana🙏🙏

Dhamman waxa hambalyo la wadagaya ciyaartoyda F.C Amaana sida wada jirka eh ee wada shaqeynta uga dhaxayso sacad walba.S...
05/06/2020

Dhamman waxa hambalyo la wadagaya ciyaartoyda F.C Amaana sida wada jirka eh ee wada shaqeynta uga dhaxayso sacad walba.
Sido kale taagerayaasha nadiga dhiira galintiina ayaan markasto ku tagan nahay, waxa jecel nahay hormar intan ka dheer inaa hiigsano anago wadajir ah insha allah.
Sakay waxa daah furanay maliyada cusub ee nadiga, waxa ku ciyaarnay xeebta qurux badan ee liido.
Waxa la ciyaarnay nadiga dhigeyna eh ee lo yaqan KABOOY ciyaarta waxe ku so idlaatay 5:4 ee Amaana gusha kuso raacday.
Gool daah furka ee maliyada cusub waxa ku bilowday oo liiska loogu qoray , Ali abdilaahi Ali⚽ waxa inta kala raacsaday ciyartoyda kala ah:- Guuled⚽, yaasin⚽ iyo diyeshe ⚽⚽oo laba gool dhaliye. Dhammna ciyartoyda waa looga mahad celinayaa dadaalkoda hormar wacan.
⚽⚽⚽⚽⚽
Football Club Amaana.
⚽⚽⚽⚽⚽

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Football CLUB Amaana posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category