Somalia Table Tennis Federation STTF

Somalia Table Tennis Federation  STTF STTF

Gudomiyaha xiriirka soomaliyeed ee kubadda miiska ayaa ka qeyb galay kulan Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed ayaa maanta w...
03/01/2026

Gudomiyaha xiriirka soomaliyeed ee kubadda miiska ayaa ka qeyb galay kulan Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed ayaa maanta waxay isugu yimaadeen shir aan caadi aheyn oo ay ka soo qeybgaleen Xiriirrada iyo Urarrada Ciyaaraha dalka.

Shirka ayaa Waxaa hoosta looga xariiqay in la ilaaliyo midnimada iyo madax banaanida hay’adaha isboortiga dalka.

Waxaa sidoo kale xubnaha isla qaateen ilaalinta sharci ahaanta doorashadii dhacday 24 Oktoobar 2024 oo lagu doortay xubnaha Guddiga Fulinta 2024-2028.

Waxay Xiriirrada iyo Urrada Isboortiga dalka ka digeen isku dayada gurracan oo la rabo in lagu wiiqo habsami-u-socodka dhaqdhaqaaqa isboortiga dalka.

SAWIRO: Degmada Dharkeenley waxaa laga daah furay Ciyaarayaha kubadda Miiska oo loo qabtay dugsiyada galbeedka magalaada...
26/11/2025

SAWIRO: Degmada Dharkeenley waxaa laga daah furay Ciyaarayaha kubadda Miiska oo loo qabtay dugsiyada galbeedka magalaada Muqdisho

Azul sports

13/11/2025
WELCOME.  joanne Richard πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ“πŸ₯‡
25/02/2025

WELCOME. joanne Richard πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ“πŸ₯‡

23/02/2025

Somalia Table Tennis Federation πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ“πŸ₯‡

Xiriirka soomaliyeed ee kubadda miiska wuxuu halkan tacsi ugu diree ehelka qarawada iyo bahda sports-ka soomaaliyeed AUN...
24/12/2024

Xiriirka soomaliyeed ee kubadda miiska wuxuu halkan tacsi ugu diree ehelka qarawada iyo bahda sports-ka soomaaliyeed AUN Cabdulqaadir Ibraahim Gacal (Abkoow) oo ka mid ahaa Halyeeyada Sports-ka Soomaaliya ayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Marxuumka ayaa xilal kala duwan kasoo qabtay hay'adaha Sports-ka dalka.

Xiriirka soomaliyeed ee kubadda miiska bahda isboortiska xiriirada kala duwan dalka manta oo tariikhta tahay 02/12/2024 ...
02/12/2024

Xiriirka soomaliyeed ee kubadda miiska bahda isboortiska xiriirada kala duwan dalka manta oo tariikhta tahay 02/12/2024 isku imaaday kulan duco ah io ka sheekenta tariikh kooban ee halyeyada kubadda miiska Allah ha unaxariisto halyeeyada kala ah Cabdirisaaq Yusuf Cabdullahi iyo Maxamed Cabdullahi cali (macallin ganey ducada allah ha u aqbalo Samir io imaan neh allah ha naga wada siiyo Amiin Amiin πŸ™πŸ™

19/08/2024

Horyaalka 30’aad ee kubadda Miiska oo maanta furmay.


24/08/2023
Furitaanka.  Horyaalka 29 ee kubada Miiska.  Somalia Table Tennis Federation  STTF
18/02/2023

Furitaanka. Horyaalka 29 ee kubada Miiska. Somalia Table Tennis Federation STTF

Captain Ridwan.     Good morning
18/02/2023

Captain Ridwan. Good morning

Hambalyo Somalia champion πŸ†πŸ₯‡πŸ†πŸ₯‡
16/10/2022

Hambalyo Somalia champion πŸ†πŸ₯‡πŸ†πŸ₯‡

Address

Mogadishu

Telephone

+252619514572

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somalia Table Tennis Federation STTF posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category