Zak Media

Zak Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Zak Media, Sports, Mogadishu.

Megastar Dharmendra oo geeriyooday ugu dambeyn maanta.
24/11/2025

Megastar Dharmendra oo geeriyooday ugu dambeyn maanta.

Kuch Kuch Hota Hai filim weyn 27-sano maanta kaso wareegatay xiliga la daawaday oo ah 1998:Sawiradan waa xiligii la duub...
16/10/2025

Kuch Kuch Hota Hai filim weyn 27-sano maanta kaso wareegatay xiliga la daawaday oo ah 1998:

Sawiradan waa xiligii la duubaayey jilayaasha iyo Director Karan Johar filimkiisa kowaad ahaa.

SRK, Kajol, Rani, Salman iyo qaar kale aa bilado badan kuqaaten filimkaan heeso xul ahna waa watay maxaa ka xusuusataa hada daawatay?

Ninkii Karan Johar ahaa sawirkiisa udambeeyayOdayga maxaa saan ugalay k*kk
15/10/2025

Ninkii Karan Johar ahaa sawirkiisa udambeeyay
Odayga maxaa saan ugalay k*kk

Aamir Khan Mise Shahru Khan yaaku fiican qaab-jiliinka jaceylkaAamir ❤️SRK.  😮
14/10/2025

Aamir Khan Mise Shahru Khan yaaku fiican qaab-jiliinka jaceylka

Aamir ❤️
SRK. 😮

Alia Bhatt see rabtaa he Kajol xitaa wey dhaaftay biladaha Filimfare-ka qeybta Best Actress!!Markii 6-aad ee ku guuleysa...
13/10/2025

Alia Bhatt see rabtaa he Kajol xitaa wey dhaaftay biladaha Filimfare-ka qeybta Best Actress!!

Markii 6-aad ee ku guuleysatay biladan iyadoo fanka kujirta mudo 13-sano kaliya cajiib.

Waxaa jiraan atiriishooyin waligood ku guuleysan iyo kuwa hal jeer kaliya wataan waxaa kamid ah kuwa aan waligood biladan helin Tabu, Manisha Koirala, Urmila, Sonam Kapoor, Katrina Kaif, Mamta, Sonali, Ameesha Patel iyo kuwa kale badan.

Kuwa hal jeer kaliya ku guuleysteen waxaa kamid ah juhi Chawla, Hema Malini, Kareena Kapoor

25-sano uu atoore ahaa markii ugu horeysay ayuu ku guuleystay bilada Filimfare ee atooraha ugu fiican sanadka waxuuna ku...
13/10/2025

25-sano uu atoore ahaa markii ugu horeysay ayuu ku guuleystay bilada Filimfare ee atooraha ugu fiican sanadka waxuuna ku qaaday filimka "I Want To Talk" jilaaga Abhishek Bachchan.

Waligiis qaab-jiliinkiisa waa la dhaliili jiray dad badan ayuu biladan ku aamusiyay xidigani oo aan marnaba is dhigan 25-sano soo dagaalamaayey

Lkn waxaa la yaab ah biladani ragg legends ah lama siinin waligood oo ay kamid yihiin Dharmednra, Akshay Kumar, Salman Khan, Ajay Devgan, Govinda, Mithun iyo kuwa kale halka Abhishek hal xabo heesto, aduunyo layaabked ma ahoo.

08/10/2025

Wiilkaan nolosha aabihiis ayuu labo mar... see more

Mid kamid ah Libaaxyadii fanka IndiaFilimadiisa midke ugu jeceshahay
07/10/2025

Mid kamid ah Libaaxyadii fanka India
Filimadiisa midke ugu jeceshahay

Ka warama Aamir Khan sida loogu qolfeeyay doorka filimka Coolie ku leeyahay k*k
05/10/2025

Ka warama Aamir Khan sida loogu qolfeeyay doorka filimka Coolie ku leeyahay k*k

John Abraham doorkiisa Jim ee filimka Pathaan boqolkiiba meeqo ayaa ku qiimeyn laheyd miisaanka uu filimka ku lahaa?
05/10/2025

John Abraham doorkiisa Jim ee filimka Pathaan boqolkiiba meeqo ayaa ku qiimeyn laheyd miisaanka uu filimka ku lahaa?

Lokah Chapter 1 taariikhda filimka Malayalamka lacagaha ugu badan meel walbo kasoo xareeyo oo ay sameeyaan dibad iyo dal...
05/10/2025

Lokah Chapter 1 taariikhda filimka Malayalamka lacagaha ugu badan meel walbo kasoo xareeyo oo ay sameeyaan dibad iyo dal.

Ma u qalmaa darajadaas?

Wixii kuu qoran magafeysid Bobby Deol sawirkan waa midkii uu ku helay doorka filimka Animal ee uu soo laabashada ku same...
05/10/2025

Wixii kuu qoran magafeysid Bobby Deol sawirkan waa midkii uu ku helay doorka filimka Animal ee uu soo laabashada ku sameeyay!

Director Sandeeb Reddy Vanga ayaa sawirkan arkay wuxuuna ka helay qamarjinimada Bobby ka muuqato waana xili uu baagamuundo ahaa uu Cricket iska cayaaray kadibna xafiiskiisa ayuu ugu wacay wuxuuna u dhiibay doorka Abrar ee biladaha badan uu ku qaatay.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zak Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category