07/03/2023
Balcad oo 3 dhibcood laga qaaday iyadoo Gubadleey ay kaalinta kowaad ee Group A kusoo baxday.
Sidoo kale is badal ayaa ku yimid isku-aadka wareegga 8-dhamaadka! ee tartanka k/cagta degmooyinka iyo deegaannada gobolka Banaadir 2023.
Kullankee ugu adag?