Tayo youth academy

Tayo youth academy kani waa page ka rasmiga ee Tayo youth academy fadlan si xushmad leh nosoo follow garee

🚨  M A T C H   DAY 🚨
10/04/2026

🚨 M A T C H DAY 🚨

  Kuwi guuleysta Allah naga dhigo🤲Well done pois👏
01/04/2026


Kuwi guuleysta Allah naga dhigo🤲
Well done pois👏

  Kamid Ah  Ciyaaryoyda  io macalinta TAYO ACADEMY  Oo Idin leh Eid Mubaarak❤Eidan Eideda  Rabi Nabad Iyo Barwaqo Hangu ...
20/03/2026

Kamid Ah Ciyaaryoyda io macalinta TAYO ACADEMY Oo Idin leh Eid Mubaarak❤

Eidan Eideda Rabi Nabad Iyo Barwaqo
Hangu Gaarsiiyo dhamnten Muslimiinta Meel Walba ay Joogaan🤲
👪❤️✊️
Eid mubaarak❤🙏l

  dhammaan umadda Muslimiinta 🌙Gaar ahaan umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan 🇸🇴💙Ilaahay ha inaga aqbalo soonki...
19/03/2026

dhammaan umadda Muslimiinta 🌙
Gaar ahaan umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan 🇸🇴💙
Ilaahay ha inaga aqbalo soonkii iyo cibaadadii, hana inagu gaarsiiyo nabad, caafimaad iyo barwaaqo.

Ciiddaan ciiddeeda kale bash bash iyo barwaaqo ku gaara, farxad iyo midnimo hana inagu soo laabato mar walba.

Ciid Wanaagsan 🎉🤲

  Wxan u soo baxnay wareega 8 dhamadka Tartanka hospital Mogadishu I.a ilaa io dhamadka❤️
11/03/2026


Wxan u soo baxnay wareega 8 dhamadka
Tartanka hospital Mogadishu
I.a ilaa io dhamadka❤️

Waxaan safar salaama leenahay  anagoo bahda tayo family ah  ciyaartowdeena kala salmaan mohamed ahmed iyo saciid mohamed...
09/03/2026

Waxaan safar salaama leenahay anagoo bahda tayo family ah ciyaartowdeena kala salmaan mohamed ahmed iyo saciid mohamed ahmed oo dalka dibadiisa safar u ah waxaa inii rajayneenaa in aad nolasha kuwii guulaysta noqotaan

TAYO RAMAADAN RAMAADAN CUP 💛
02/03/2026

TAYO RAMAADAN RAMAADAN CUP 💛

Tartanka Bulaale cup ee ka socda garoonka macquul🤍❤️💫
25/02/2026

Tartanka Bulaale cup ee ka socda garoonka macquul🤍❤️💫

24/02/2026
Maanta waxaa dheelnay kulankeena koowaad tartan ramadan ka ee garoonka macquul waxaa sponsorship naga caawisay shirkada ...
23/02/2026

Maanta waxaa dheelnay kulankeena koowaad tartan ramadan ka ee garoonka macquul waxaa sponsorship naga caawisay shirkada cabitaanka ee Glukan Drink

 ️⃣0️⃣2️⃣6️⃣First match alxm win three points 🤍❤️👏
22/02/2026

️⃣0️⃣2️⃣6️⃣
First match alxm win three points 🤍❤️👏

  KULANKI GALABTA IDER RAMADAN CUP  U12 2026
19/02/2026

KULANKI GALABTA
IDER RAMADAN CUP U12 2026

Address

Wadnaha Street
Mogadishu
2526

Telephone

+252619495464

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tayo youth academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tayo youth academy:

Share