E-Sports Somali Association

E-Sports Somali Association An official electronic sports league dedicated to developing competitive gaming in Somalia.โ€๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Bandhig fiican ayee sameeyeen wiilasheena Week 1 ee FIFAE eFootball Mobile 2v2 National League. Safarka wuu socdaa So...
07/05/2026

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Bandhig fiican ayee sameeyeen wiilasheena Week 1 ee FIFAE eFootball Mobile 2v2 National League. Safarka wuu socdaa Somali Football Federation 1951

Xidigaha Xulka Qaranka Ee Efootball Mobile Game-ka Ayaa Kaalinta Labaad Ugu soo Baxay  Group ka Tartanka FIFAe Nations L...
05/05/2026

Xidigaha Xulka Qaranka Ee Efootball Mobile Game-ka Ayaa Kaalinta Labaad Ugu soo Baxay Group ka Tartanka FIFAe Nations League 2026.

FIFAe World CupSomali Football Federation 1951

Birito waxa si rasmi ah u furmaya eFootball Mobile World Cup 2026 Tartanku waa mid caalami ah oo ay qabanayso FIFAe, Som...
04/05/2026

Birito waxa si rasmi ah u furmaya eFootball Mobile World Cup 2026
Tartanku waa mid caalami ah oo ay qabanayso FIFAe, Somalia waxay ka qayb galaysaa African Qualifiers โ€“ Week 1 Group Stage.
FIFAe World Cup

Guddoomiyaha Guud iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Ururka Ciyaaraha Elektarooniga Soomaaliyeed ayaa maanta kulan rasmi ah la y...
21/04/2026

Guddoomiyaha Guud iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Ururka Ciyaaraha Elektarooniga Soomaaliyeed ayaa maanta kulan rasmi ah la yeeshay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha.

Kulankan wuxuu ahaa is-afgarad ku saleysan is-weydaarsi aragtiyeed oo ku saabsan jihaynta iyo nidaaminta horumarinta Esports-ka ee dalka, iyadoo si gaar ah loo eegayo awoodsiinta dhalinyarada iyo dhisidda hannaan casri ah oo taageera koboca ciyaaraha elektarooniga.

Ururku waxa uu sii xoojinayaa doorkiisa hoggaamineed ee ku aaddan horumarinta iyo matalaadda Esports-ka Dalka.

Kulamo Saaxibtinimo & isku Diyaarinta Fifae World Cup 2026 Efootball Mobile ๐Ÿ‘๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
19/04/2026

Kulamo Saaxibtinimo & isku Diyaarinta Fifae World Cup 2026 Efootball Mobile ๐Ÿ‘๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Waxaan si sharaf leh ugu hambalyeynaynaa omar_artan Xulashadiisa FIFA World Cup.Waa guul weyn oo u soo hoyatay Soomaaliy...
13/04/2026

Waxaan si sharaf leh ugu hambalyeynaynaa omar_artan Xulashadiisa FIFA World Cup.
Waa guul weyn oo u soo hoyatay Soomaaliya

Waxaan si rasmi ah u soo bandhigaynaa astaamaha rasmiga ah ee Ururka Ciyaaraha elektroniga- Soomaaliyeed (ESSA) iyo Leag...
11/04/2026

Waxaan si rasmi ah u soo bandhigaynaa astaamaha rasmiga ah ee Ururka Ciyaaraha elektroniga- Soomaaliyeed (ESSA) iyo League-ga.
Astaamahan waxay muujinayaan aqoonsiga, midnimada iyo horumarka esports-ka Soomaaliya.

FAHAD X TOWFIIQ
07/03/2026

FAHAD X TOWFIIQ

Ramadan Cup โ€“ FIFA EA 26 ๐ŸŽฎ๐ŸŒ™Hosted by One2One Entertainmentโœ… FREE Registration๐Ÿ’ฐ Prize Pool Available๐Ÿ† Compete. Win. Make ...
24/02/2026

Ramadan Cup โ€“ FIFA EA 26 ๐ŸŽฎ๐ŸŒ™
Hosted by One2One Entertainment

โœ… FREE Registration
๐Ÿ’ฐ Prize Pool Available
๐Ÿ† Compete. Win. Make Your Name.

This Ramadan, show your skills on the big stage.
Spots are limited โ€“ Donโ€™t miss out!

๐Ÿฅ‡ CHAMPION โ€“ Esports Business Cup Season 1Congratulations to Fahad Said AbdullahRepresenting ctr.chicken.somalia ๐Ÿข๐Ÿ”ฅAn in...
19/02/2026

๐Ÿฅ‡ CHAMPION โ€“ Esports Business Cup Season 1

Congratulations to Fahad Said Abdullah
Representing ctr.chicken.somalia ๐Ÿข๐Ÿ”ฅ

An incredible performance, outstanding skill, and true champion mentality throughout the tournament.

Well deserved victory ๐Ÿ‘๐Ÿ†

๐Ÿฅˆ 2nd Place โ€“ Esports Business Cup Season 1crepeone.soCongratulations to Towfiiq Abdirahman Salim for an outstanding per...
19/02/2026

๐Ÿฅˆ 2nd Place โ€“ Esports Business Cup Season 1
crepeone.so

Congratulations to Towfiiq Abdirahman Salim for an outstanding performance throughout the tournament.
Your skill, focus, and determination truly made this competition exciting!

Well deserved ๐Ÿ‘๐Ÿ”ฅ

Address

Taleh Junction
Mogadishu

Telephone

+252616971641

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when E-Sports Somali Association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category