04/07/2025
Naadiga Horseed SC oo dhawaan ku guuleystay koobka Todobaadka 65 sano guurada ee gobonnimada & midnimada Soomaaliya ayaa shahaaddo sharaf guddoon siiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Viva Cawo iyo Maalin