Hill Top Youth Academy Of Somalia

Hill Top Youth Academy Of Somalia Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hill Top Youth Academy Of Somalia, Sports Team, Mogadishu.

Ciyaartii galabta aan ciyaarnay waxee ku soo idlaatay Hill Top Academy 1 vs 0Dabaqiinka Acadmey Pageka share fallow yaal...
14/11/2024

Ciyaartii galabta aan ciyaarnay waxee ku soo idlaatay Hill Top Academy 1 vs 0Dabaqiinka Acadmey

Pageka share fallow yaala moogaan

Mahadsanidiin

Maamulka, Macalimiinta, Ciyaartoyda iyo Dhamaan Taagerayaasha kooxda  Hill Top Youth Academy Of Somalia  Waxay Hambalyo ...
11/11/2024

Maamulka, Macalimiinta, Ciyaartoyda iyo Dhamaan Taagerayaasha kooxda Hill Top Youth Academy Of Somalia Waxay Hambalyo aroos ah u diriyaan macalinka u17ka Kooxda macalin Abduqadir Mohamed Osman (Juuma) iyo Fadumo Mohamed Abdi oo Meherkooda Ka dhacay Magaalada Moqdisho.

Waxaana Leenahay Hambalyo isku waara oo ubada khayr Qaba Kala Hela. Aaamiin.

بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بخير.

Ciyaartii galabta aan ciyaarnay waxee ku soo idlaatay Hill Top Academy 3 vs 1New Academy Pageka share fallow yaala mooga...
07/11/2024

Ciyaartii galabta aan ciyaarnay waxee ku soo idlaatay Hill Top Academy 3 vs 1New Academy

Pageka share fallow yaala moogaan

Mahadsanidiin

Waxaa halkaan ugu mahadcelineenaa    Maamo jamiilo iyo Maamo Qamar  oo ina soo gaarsiiyeen agab dhar ah
24/10/2024

Waxaa halkaan ugu mahadcelineenaa Maamo jamiilo iyo Maamo Qamar oo ina soo gaarsiiyeen agab dhar ah

Ciyaartii galabta aan ciyaarnay waxee ku soo idlaatay Hill Top Academy 4vs 2Al furqaan  Academy ⚽️cumar ⚽️caleen ⚽️munas...
26/09/2024

Ciyaartii galabta aan ciyaarnay waxee ku soo idlaatay Hill Top Academy 4vs 2Al furqaan Academy

⚽️cumar
⚽️caleen
⚽️munasar
⚽️ m.deeq

Pageka share fallow yaala moogaan

Mahadsanidiin

Waxaan maanta la ciyaariyeenaa dhigeyna Alfurqaan  Academy  oo marti inoo ah 🗓12/09/2024Garoonka 🏟minashiibiyo ⏰ 4.40pm ...
26/09/2024

Waxaan maanta la ciyaariyeenaa dhigeyna Alfurqaan Academy oo marti inoo ah

🗓12/09/2024

Garoonka 🏟minashiibiyo

⏰ 4.40pm

Page like share fallow yaa lamoogaan

Mahadsanidiin

Ciyaartii galabta aan ciyaarnay waxee ku soo idlaatay Hill Top Academy 1vs 0 Al shareeco Academy ⚽️yaasir Pageka share f...
13/09/2024

Ciyaartii galabta aan ciyaarnay waxee ku soo idlaatay Hill Top Academy 1vs 0 Al shareeco Academy

⚽️yaasir

Pageka share fallow yaala moogaan

Mahadsanidiin

Waxaan maanta la ciyaariyeenaa dhigeyna Alshareeco Academy  oo marti inoo ah 🗓12/09/2024Garoonka 🏟minashiibiyo ⏰ 4.40pm ...
12/09/2024

Waxaan maanta la ciyaariyeenaa dhigeyna Alshareeco Academy oo marti inoo ah

🗓12/09/2024

Garoonka 🏟minashiibiyo

⏰ 4.40pm

Page like share fallow yaa lamoogaan

Mahadsanidiin

Ciyaartaa aan maanta la soo ciyaarnay dhigeyna Doogle Academy oo aan marti u eheyn  waxeena ku soo idlaatay Doogle Acade...
09/09/2024

Ciyaartaa aan maanta la soo ciyaarnay dhigeyna Doogle Academy oo aan marti u eheyn waxeena ku soo idlaatay

Doogle Academy 2vs 4 Hill Top Academy

Baashi⚽️
Dhawarey ⚽️⚽️
Xuseyn⚽️

Waxaan ciyaarnay ciyaar wanaag

Kulamo kale o xiiso leh ayaan wada ciyaari doonaa

Page like share fallow yaa lamoogaan

Mahadsanidiin

Ciyaartii galabta aan ciyaarnay waxee ku soo idlaatay Hill Top Academy 6 vs 2 f.stars Academy Pageka share fallow yaala ...
13/03/2024

Ciyaartii galabta aan ciyaarnay waxee ku soo idlaatay Hill Top Academy 6 vs 2 f.stars Academy

Pageka share fallow yaala moogaan

Mahadsanidiin

Ciyaarteena kowaad ee koobka lagu qabanaayo garoonka Qareenada ee deyniile waxaan  rajeeneenaa bilaaw qurxoon i.a Hill t...
13/03/2024

Ciyaarteena kowaad ee koobka lagu qabanaayo garoonka Qareenada ee deyniile waxaan rajeeneenaa bilaaw qurxoon i.a

Hill top Academy vs f.stars Academy

Godomiye Abdi Ahmed oo  Agab isborts cusub ku wareejiyay naadiga  Hill Top Academy
05/03/2024

Godomiye Abdi Ahmed oo Agab isborts cusub ku wareejiyay naadiga Hill Top Academy

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hill Top Youth Academy Of Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category